Jaamacadda Mustaqbal

Jaamacadda Mustaqbal MU is a private Non-profit organization founded in 2013. We offer the best health science education.

Mustaqbal University (MU) a pioneer none profit private university registered with the Ministry of Education of Somalia started in 2012 by dynamic young Somali professionals from various backgrounds to contribute towards socioeconomic development of the nation through innovation and research. MU was started as a College of Health Sciences offering diploma and certificate courses and later registered in 2013 with Ministry of Education as Mustaqbal University.

23/08/2026

Xarunta dhexe ee Jaamacadda Mustaqbal waxaa si rasmi ah oo toos ah uga socota isdiiwaangelinta ardayda cusub ee kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Mustaqbal.

Haddii aad doonayso inaad bilowdo ama sii wadato waxbarashadaada jaamacadeed, hadda waa fursaddaada.

Si aad xog dheeri ah u hesho fadlan booqo ๐ฑ๐š๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐š.
๐Œ๐š๐ข๐ง ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ ๐ˆ๐ฌ๐ ๐จ๐ฒ๐ฌ๐ ๐š ๐ฆ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ข๐๐š, ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐‡๐จ๐๐š๐ง ama wac +252 616 552355. Mahadsanidiin.

๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ waxa ay ugu bishaareyneysaa dhammaan ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ฃ๐ž๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ฌ๐š๐ซ๐ž ee da...
22/08/2026

๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ
๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ waxa ay ugu bishaareyneysaa dhammaan ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ฃ๐ž๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ฌ๐š๐ซ๐ž ee dalka ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ is ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง gelinta ๐ญ๐š๐ค๐ก๐š๐ฌ๐ฎ๐ฌ๐ฒ๐š๐๐š kala duwan ee ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐ฌ๐š๐ง๐ง๐š๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” - ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ•.

Si aad xog dheeri ah u hesho fadlan booqo ๐ฑ๐š๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐š.
๐Œ๐š๐ข๐ง ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ ๐ˆ๐ฌ๐ ๐จ๐ฒ๐ฌ๐ ๐š ๐ฆ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ข๐๐š, ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐‡๐จ๐๐š๐ง ama wac +252 616 552355. Mahadsanidiin.


๐— ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐˜€ ๐—–๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ Hambalyo ๐„๐ง๐ . ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ข ๐€๐ฅ๐ข oo loo magacaabay ๐†๐ฎ๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š (๐•๐ข๐œ๐ž ๐‚๐ก๐š๐ง๐œ๐ž๐ฅ๐ฅ๐จ๐ซ ) ee Jaamacadda...
21/08/2026

๐— ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐˜€ ๐—–๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ
Hambalyo ๐„๐ง๐ . ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ข ๐€๐ฅ๐ข oo loo magacaabay ๐†๐ฎ๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š (๐•๐ข๐œ๐ž ๐‚๐ก๐š๐ง๐œ๐ž๐ฅ๐ฅ๐จ๐ซ ) ee Jaamacadda Mustaqbal.

Waxaan u rajaynaynaa guul iyo hoggaan wax-ku-ool ah, isagoo door muhiim ah ka qaadan doona horumarinta waxbarashada, tayada tacliinta iyo cilmi-baarista Jaamacadda.


Jaamacadda Mustaqbal waxay kulan la qaadatay hogaamiyayaal arday ka kala socoto iskuulada gobolka Benadir iyo nawaaxigii...
21/08/2026

Jaamacadda Mustaqbal waxay kulan la qaadatay hogaamiyayaal arday ka kala socoto iskuulada gobolka Benadir iyo nawaaxigiisa.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray qaabkii sare loogu qaadi lahaa kartida ardayga iyadoo hagid iyo iftiimin laga siiyey kuliyadda ku haboon.

Jaamacadda waxaa ka goโ€™an gaarsiinta tacliinta sare deegaanka soomaaliya oo dhan.

Admission is open 2026-2027.

Fursad muhiim ah.Join our English evening program.
19/08/2026

Fursad muhiim ah.
Join our English evening program.

Ma tahay qof daneynaya barashada luuqadda English-ka Oo ma dooneysaa in aad sare uqaado heerka awoodda ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ง๐ ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š๐š๐ ๐š.

๐‰๐š๐š๐ฆ๐œ๐š๐๐๐š ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ข๐๐ข๐ข๐ง ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ค๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐š๐๐š ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ง๐ ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ฌ๐ข๐ ๐š.

Si aad isku diwaan geliso fadlan buuxi link-ga hoose.
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdaywpgbMldj3GHTdV_zZVycqV882_tuHSCdST87CyS9chhug/viewform?usp=publish-editor Google formki waaye sxb ii saar ostga


Skill Development and Career Training.
19/08/2026

Skill Development and Career Training.

Jaamacadda Mustaqbal waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Ustaad Abdikadir Mohamed Hsaan, oo markii saddexaad oo xirii...
19/08/2026

Jaamacadda Mustaqbal waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Ustaad Abdikadir Mohamed Hsaan, oo markii saddexaad oo xiriir ah loo doortay Guddoomiyaha Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir.

Ma tahay qof daneynaya barashada luuqadda English-ka Oo ma dooneysaa in aad sare uqaado heerka awoodda ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ง๐ ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ฌ...
19/08/2026

Ma tahay qof daneynaya barashada luuqadda English-ka Oo ma dooneysaa in aad sare uqaado heerka awoodda ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ง๐ ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š๐š๐ ๐š.

๐‰๐š๐š๐ฆ๐œ๐š๐๐๐š ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ข๐๐ข๐ข๐ง ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ค๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐š๐๐š ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ง๐ ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ฌ๐ข๐ ๐š.

Si aad isku diwaan geliso fadlan buuxi link-ga hoose.
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdaywpgbMldj3GHTdV_zZVycqV882_tuHSCdST87CyS9chhug/viewform?usp=publish-editor Google formki waaye sxb ii saar ostga


16/08/2026

Mariam Yusuf Aweys oo ah khabiir ku takhasustay umulusannimo (Midwifery) oo ka warbixineyso aqoonta iyo khibrada ay ku baratay jaamcada mustaqbal iyadoo mataleysa qalinjibiyayaasha kulliyaddaas.

Mamo Mariam ayaa ka hadleyso waxa ay jaamacadda kaga duwantahay jaamacadaha kale marka ay timaado baraatiko joogto ah.

Jaamacaddu waxay ardeyda sanadkaan qalin jebisay ugu bishareyneysaa iney udiyaarisay waxbarasho tayeysan iyo deegaan kuhaboon kuna dhisan 60% baraatiko.

soo booqo xafiiska admissionka ee jaamacadda mustaqbal ama wac +252 616 552355. Mahadsanidiin.

Address

Wadada Digfeer, Dhismihii Hore Ee Isbitaalka Masaarida, Hodon District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 18:00
Tuesday 06:00 - 18:00
Wednesday 06:00 - 18:00
Thursday 06:00 - 18:00
Friday 06:00 - 18:00
Saturday 06:00 - 18:00
Sunday 06:00 - 18:00

Telephone

+252615522011

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jaamacadda Mustaqbal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Jaamacadda Mustaqbal:

Shortcuts

Share