Center for Creativity, Entrepreneurship and Innovation

Center for Creativity, Entrepreneurship and Innovation Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Center for Creativity, Entrepreneurship and Innovation, College & University, KM4, Mogadishu.

Center for Creativity, Entrepreneurship & Innovation at MU was established in August 2010 with the aim of supporting entrepreneurship and innovation activities and has the overall responsibility of developing and promoting entrepreneurship and innovations

12/05/2026

๐Ÿ”ด LIVE from the Engineering Week at Mogadishu University

Todayโ€™s discussion focuses on:
โ€œSustainable Urbanism Towards a Resilient and Just Mogadishu.โ€

A powerful gathering of engineers, innovators, students, and professionals committed to building a smarter, greener, and more inclusive Mogadishu for the future.

Center for Creativity, Entrepreneurship and Innovation

Xarunta Hal-abuurka Jaamacadda Muqdisho oo kaashaneysa Xafiiska Arrimaha Ardayda, iyo Ururka Ardayda Jaamacadda Muqdisho...
09/05/2026

Xarunta Hal-abuurka Jaamacadda Muqdisho oo kaashaneysa Xafiiska Arrimaha Ardayda, iyo Ururka Ardayda Jaamacadda Muqdisho (UMUS) ayaa si wadajir ah usoo agaasimay tababar cinwaankiisu yahay โ€œHoggaanka iyo Hal-abuurkaโ€.

Tababarkan waxaa loo qabtay 100 arday oo ka kala socday kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda, iyo sidoo kale qaar ka mid ah hoggaanka ardayda.

Ujeedada tababarka ayaa ahaa in kor loo qaado xirfadaha hal-abuurka iyo hoggaaminta ee ardayda, si ay uga qayb qaataan horumarinta mustaqbalka bulshada iyo dalka.
Tabababarka waxaa bixinayay Dr. Cali Yaasiin Sheekh Guddoomiye Ku-xigeenka Bangiga Dhexe iyo Tababare Cabdiladhiif Xirsi.

Center for Creativity, Entrepreneurship and Innovation
Salaam Center Somalia

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ู†ุจุถ ุงู„ุชุบูŠูŠุฑ ูˆุดุนู„ุฉ ุงู„ุงุจุชูƒุงุฑ.ููŠ ุงู„ูŠูˆู… ุงู„ุนุงู„ู…ูŠ ู„ู„ุฅุจุฏุงุน ูˆุงู„ุงุจุชูƒุงุฑุŒ ู†ุญุชููŠ ููŠ "ู…ุฑูƒุฒ ุงู„ุฅุจุฏุงุน ูˆุฑูŠุงุฏุฉ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ูˆุงู„ุงุจุช...
21/04/2026

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ู†ุจุถ ุงู„ุชุบูŠูŠุฑ ูˆุดุนู„ุฉ ุงู„ุงุจุชูƒุงุฑ.

ููŠ ุงู„ูŠูˆู… ุงู„ุนุงู„ู…ูŠ ู„ู„ุฅุจุฏุงุน ูˆุงู„ุงุจุชูƒุงุฑุŒ ู†ุญุชููŠ ููŠ "ู…ุฑูƒุฒ ุงู„ุฅุจุฏุงุน ูˆุฑูŠุงุฏุฉ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ูˆุงู„ุงุจุชูƒุงุฑ ุจุฌุงู…ุนุฉ ู…ู‚ุฏูŠุดูˆ" ุจูƒู„ ู…ู† ูŠุฌุฑุค ุนู„ู‰ ุงู„ุญู„ู… ูˆุจูƒู„ ู…ู† ูŠุณุนู‰ ู„ุชุฑูƒ ุจุตู…ุฉ ูุฑูŠุฏุฉ.

ุงู„ุฅุจุฏุงุน ู„ูŠุณ ู…ุฌุฑุฏ ููƒุฑุฉุŒ ุจู„ ู‡ูˆ ุฑุญู„ุฉ ุชุจุฏุฃ ุจุนู‚ู„ ู…ุชูุชุญ ูˆุชู†ุชู‡ูŠ ุจูˆุงู‚ุน ู…ุจู‡ุฑ. ู†ุญู† ู‡ู†ุง ู„ู†ูƒูˆู† ุดุฑูƒุงุกูƒู… ููŠ ู‡ุฐู‡ ุงู„ุฑุญู„ุฉ.

#ุงุจุชูƒุงุฑ
Center for Creativity, Entrepreneurship and Innovation

Join us in an amazing online training event titled โ€œ๐˜ผ๐™„ ๐™ž๐™ฃ ๐™€๐™™๐™ช๐™˜๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ: ๐˜พ๐™ค๐™ฃ๐™˜๐™š๐™ฅ๐™ฉ๐™จ & ๐™‹๐™ง๐™–๐™˜๐™ฉ๐™ž๐™˜๐™šโ€ organized by the Center for Cr...
09/04/2026

Join us in an amazing online training event titled โ€œ๐˜ผ๐™„ ๐™ž๐™ฃ ๐™€๐™™๐™ช๐™˜๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ: ๐˜พ๐™ค๐™ฃ๐™˜๐™š๐™ฅ๐™ฉ๐™จ & ๐™‹๐™ง๐™–๐™˜๐™ฉ๐™ž๐™˜๐™šโ€ organized by the Center for Creativity, Entrepreneurship and Innovation Everyone is welcome. Don't miss out on this amazing event happening this Thursday evening.
Session 1: Introduction to AI Concepts & Applications
Speaker: Eng. Abdisatar Arabow
Director, Center for Creativity, Entrepreneurship
Session 2: Prompt Engineering: Effective AI Prompts
Speaker: Dr. Mohamed Sheikh Adam Isak
Assistant Prof., Somali National University & COO, Kaafiye Technology Center.

๐Ÿ‘‰ Click here to join via WhatsApp https://chat.whatsapp.com/CoKJJ08J1kt7KM19Ga4TMA
9๏ธโƒฃ ๐‘พ๐’‰๐’†๐’: ๐‘ป๐’‰๐’–๐’“๐’”๐’…๐’‚๐’š, 09 ๐‘จ๐’‘๐’“๐’Š๐’ 2026
โฐ ๐‘ป๐’Š๐’Ž๐’†: 08:00 ๐‘ท๐‘ด - 09:15 ๐‘ท๐‘ด
๐Ÿ’ป ๐‘พ๐’‰๐’†๐’“๐’†: ๐‘ฎ๐’๐’๐’ˆ๐’๐’† ๐‘ด๐’†๐’†๐’•

Center for Creativity, Entrepreneurship and Innovation

25/03/2026

Xarunta Hal-abuurka ee Jaamacadda Muqdisho waxa ay u hambalyaynaysaa ardaydeenna guusha aan caadiga ahayn ee ay ka gaareen tartanka caalamiga ah ee doodaha garnaqsiga ganacsiga, kaasoo lagu qabtay Hong Kong, Shiinaha.






Mogadishu University ุฌุงู…ุนุฉ ู…ู‚ุฏูŠุดูˆ
Center for Creativity, Entrepreneurship and Innovation

23/03/2026
19/02/2026
08/01/2026

Xarunta Hal abuurka Jaamacadda Muqdisho Center for Creativity, Entrepreneurship and Innovation ayaa soo abaabulay bandhigga hal abuurka ardayda Jaamacadda Muqdisho oo lagu qabtay Kambaska weyn ee Jaamacadda.

Bandhigga waxaa ka soo qaybgalay araday kala duwan oo soo bandhigay hal abuurro iyo fikrada ganacsi oo ay sameeyeen.


06/01/2026

Ma ka mid tahay Ardayda ka qayb galaysa Bandhigga Hal-abuurka Ardayda Mogadishu University ุฌุงู…ุนุฉ ู…ู‚ุฏูŠุดูˆ

Haddii aad leedahay fikrad hal-abuur leh, tani waa fursaddaada.

Ka qayb qaado, oo muuji kartidaada, kana mid noqo Ardayda hal-abuurka leh.

Center for Creativity, Entrepreneurship and Innovation

31/12/2025
Sannadkaan, Xarunta Hal-Abuurka ee Jaamacadda Muqdisho waxay si weyn uga qeyb qaadatay Shirkii Hoggaanka iyo Hal-Abuurka...
08/12/2025

Sannadkaan, Xarunta Hal-Abuurka ee Jaamacadda Muqdisho waxay si weyn uga qeyb qaadatay Shirkii Hoggaanka iyo Hal-Abuurka 2025 ee Arkaan Leadership and Innovation Hub.

Munaasabaddan ayaa ah fursad muhiim ah oo lagu soo bandhigay hal-abuurka dhallinyarada.

Dhanka kale, ๐ˆ๐ค๐ซ๐š๐š๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐ฎ๐ง๐ข๐ข๐ซ๐š ๐€๐š๐๐š๐ง ๐ˆ๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐œ๐ข๐ข๐ฅ ayaa soo bandhigay naqshado casri ah, kuwaas oo ka tarjumaya kartida, aqoonta, iyo hal-abuurka Ardayda Jaamacadda Muqdisho.

Waxa ay sidoo kale fursad u heleen inay u sharxaan naqshadahooda Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Mohamud iyo bulshadii ka soo qeyb gashay shirka.


Center for Creativity, Entrepreneurship and Innovation

Address

KM4
Mogadishu
25261

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Center for Creativity, Entrepreneurship and Innovation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share