Sigma Academy Of Science and Technology

Sigma Academy Of Science and Technology kusoo dhawaaw SIGMA ACADEMY OF SCIENCE AND TECHNOLOGY waa hoyga aqoonta

𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 - 𝗧𝗮𝗵𝗻𝗶𝘆𝗮𝗱 𝗔𝗿𝗼𝗼𝘀 💍❤️ Dhammaan Bahda Sigma Academy Of Science and Technology Waxey Hambalyo Tahniyad Aroos u dir...
01/12/2025

𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 - 𝗧𝗮𝗵𝗻𝗶𝘆𝗮𝗱 𝗔𝗿𝗼𝗼𝘀 💍❤️

Dhammaan Bahda Sigma Academy Of Science and Technology Waxey Hambalyo Tahniyad Aroos u dirayaan Maamule Ku Xigeenka Guud Ee Akadeemiyadda Dr. Cukaash Aadan Cukaash Yare & Marwadiisa Drs Rayaan Abdi Oo Ku Aqal Galay Caasimadda Muqdisho.

Guurkiina Guri Kheyr , Gurigiina Guri Negi Guulow Ka Yeel 👏🤲❤️

بارك الله لكما وبارك عليكما و جمع بينكما في الخير

Soo saadaali kulanka caawa u dhaxeeyo GABDHAHA & WIILASHA TARTAN AQOONEEDKA SIGMA ISKUUL
26/11/2025

Soo saadaali kulanka caawa u dhaxeeyo
GABDHAHA & WIILASHA
TARTAN AQOONEEDKA SIGMA ISKUUL

21/11/2025
21/11/2025

Waa qaar Kadib BAHDA SIGMA gaar ahaan faraca howl wadaag oo u hambalyeenaya macalimiinta soomaaliyed

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO WAA BOORKA XAFLADA XUSKA MAALINTA MACALINKA SOOMAALIYEED 21 NOVEMBER      Shuutiye Macalim Xa...
21/11/2025

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
WAA BOORKA XAFLADA XUSKA MAALINTA MACALINKA SOOMAALIYEED 21 NOVEMBER
Shuutiye Macalim Xasan
Eng. Abdulahi Sahal
Suldanka Reer Da'ud
Salmaan Cabdulaahi
Cabdicasiis Macalin Cumar
Abwaan Abuur Caashaq
* MUWAADINIINTA OO IDIN
* MIDKEY KA AFLAXEEN
* MUDNAAN MACALIBAA LEH
Adiga mention soo Dheh macalin aad dhihi lahayd hambalyo

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay dhawaan shaacin doontaa Natiijada Imtixaanka Qaranka ee Fasa...
23/08/2025

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay dhawaan shaacin doontaa Natiijada Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12aad.

Hambalyo Dhammaan Umadda Soomaaliyeed 🇸🇴Munaasabadda Sanad Guuradda 65-aad Ee 1-da Luuliyo.
01/07/2025

Hambalyo Dhammaan Umadda Soomaaliyeed 🇸🇴
Munaasabadda Sanad Guuradda 65-aad Ee 1-da Luuliyo.


Waxaan hambalyo u diraynaa  dhammaan shacabka Soomaaliyeed Meel kasta oo ay joogaan. Waxaan si gaar ah ugu hambalyeynaya...
25/06/2025

Waxaan hambalyo u diraynaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed Meel kasta oo ay joogaan. Waxaan si gaar ah ugu hambalyeynayaa sanadguurada 65-aad ee ka soo wareegtay maalintii calanka Soomaaliyeed si xor ah looga taagay dhulkeenna Hooyo 26-ka Juun 1960. Waa maalin xusuus u leh
midnimo,
qarannimo,
iyo halgankii gobannimo-doonka
ee ay horseedeen halyeeyadii Soomaaliyeed
Sigma Academy Of Science and Technology

Hambalyo Ardayda Soomaaliyeed! Sigma Academy Of Science and Technology waxa ay u hambalyeynaysaa dhammaan Ardayda Soomaa...
19/06/2025

Hambalyo Ardayda Soomaaliyeed!

Sigma Academy Of Science and Technology waxa ay u hambalyeynaysaa dhammaan Ardayda Soomaaliyeed ee Fasalka 12-aad gaar ahaan bahda school oo aan bah wadaaga nahay
ee maanta si rasmi ah usoo gabagabeeyey imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare. Waxaan idiin leenahay Hambalyo iyo Guul!

Haka daalin hamiga waxbarasho, mustaqbalkaagu waa iftiin!

# Academy Of Science and Technology
@ Bilaal school

Maanta Taariikhda waa 14/6/2025. Waxaa si nabad ah ugu bilowday Ardayda Gobol Benaadir Ee dugsiga sare  Imtixaanka Fasal...
14/06/2025

Maanta Taariikhda waa 14/6/2025. Waxaa si nabad ah ugu bilowday Ardayda Gobol Benaadir Ee dugsiga sare Imtixaanka Fasalka 12 ee Dugsiyada Gobolka Benaadir.

Guud ahaan dhamaan Ardayda maanta u fariistay Imtixaan waxaan Alle ugu baryeenaa in uu u saqiro Imtixaanka Aamiintuna waa xagiina
Saacidaha ardayda sooomaaliyeed

Soonka Maalinta 𝗖𝗮𝗿𝗮𝗳𝗼 oo ku beegan berri, waa fursad weyn oo ajar badan. Nabigeenna Maxamed (NNKH) wuxuu noo sheegay in...
04/06/2025

Soonka Maalinta 𝗖𝗮𝗿𝗮𝗳𝗼 oo ku beegan berri, waa fursad weyn oo ajar badan. Nabigeenna Maxamed (NNKH) wuxuu noo sheegay in qofkii sooma maalintaas loo dambi dhaafayo sanadkii h**e iyo sanadka soo socda.
Aan ku dadaalno soonka maalintaas barakaysan.

Address

Howl Wadaag District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252618424201

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sigma Academy Of Science and Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Sigma Academy Of Science and Technology:

Share