Darul Hikmah University-DHU

Darul Hikmah University-DHU DHU was established on December 27, 2012 with a mission of developing this university as an ideal
(2)

Darul Hikmah University (DHU) is an accredited higher learning institution.The credit for the idea of establishing this university goes to group of intellectuals, researchers and educationists, at home and abroad. By the Grace of Allah (SWT), Darul Hikmah University was founded in the year 2012. Jaamacadda Daarulxikmah waa jaamacad ka hanaqaaday dalka Soomaaliya dabayaaqadii sannadkii 2012 kii. w

axay si weyn uga soo muuqatay masraxa waxbarashada iyo barbaarinta suubban ee gobolka geeska Afrika iyo dunida Carabta iyo Islaamka , iyadoo xiriirro wax ku ool ah la samaysay jaamacado aad u facweyn gudaha iyo dibaddaba ku leh sumcad qiimo badan. Jaamacaddu waxay go’aansatay inay dusha u dhigato soo saaridda jiil ku hubaysan cilmi, alkhlaaq, xikmadda iyo waayo aragnimana hugoodu yahay. Halku dhiggeedana waa: “Hiigsigeennu Waa Aqoon Iyo Xikmad, Anshaxa Suubanina Waa Seetaheenna”.

Address

Warshadaha Street, Howlwadag District
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darul Hikmah University-DHU posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Darul Hikmah University-DHU:

Shortcuts

Share