Faculty of Veterinary Medicine & Animal Husbandry - SNU

Directions Website Contact the university

Faculty of Veterinary Medicine & Animal Husbandry - SNU The faculty is among the earliest established fac..

Faculty of Veterinary Science at Somali National University (SNU) is a public higher education collage established in 1973 with the aim of providing quality education, professional trainings & research. Faculty of Veterinary Medicine & Animal Husbandry is one of the constituent faculties of Somali National University.

The Faculty of Veterinary Medicine & Animal Husbandry - SNU is proud to announce that Dr. Kassim A. Jimale, a member of ...
26/09/2026

The Faculty of Veterinary Medicine & Animal Husbandry - SNU is proud to announce that Dr. Kassim A. Jimale, a member of the Faculty, participated in a one-week training workshop on in vitro acaricide resistance diagnostics, held at Makerere University, Kampala, Uganda, from 14โ€“18 September 2026.

The training organized by the (FAO), and it brought together laboratory professionals from across Africa, particularly members of the FAO Global Tick Laboratory Network. It focused on harmonised diagnostic protocols, quality management, and laboratory information systems for acaricide resistance testing.

The Faculty looks forward to Dr. Kassim sharing the knowledge and skills gained from this training with our students, which we believe will further strengthen their professional competencies and practical skills.

We sincerely appreciate FAO and Makerere University for its continued support in strengthening the Faculty of Veterinary Scienceโ€™s laboratory capacity and collaboration.

fans Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

 fans Faculty of Veterinary Medicine & Animal Husbandry - SNU Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
19/09/2026

fans Faculty of Veterinary Medicine & Animal Husbandry - SNU Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Kulliyadda waxa ay u hambalyeynaysaa gudoonka cusub ee Ururka Ardayda qalin-jebiyeyaasha kulliyadda Xanaanada iyo Daawad...
14/09/2026

Kulliyadda waxa ay u hambalyeynaysaa gudoonka cusub ee Ururka Ardayda qalin-jebiyeyaasha kulliyadda Xanaanada iyo Daawada Xoolaha JUS, mudane ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ oo kamid ahaa ardaydii ka aflaxdey kulliyadda.

Guud ahaan bahda kulliyadda oo wada-jirta wax ay ku leeyihiin ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž, Alle ha kugu asturo, oo noqo qof kasoo baxa waajibaadkan.

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Faculty of Veterinary Medicine & Animal Husbandry - SNU
13/09/2026

Faculty of Veterinary Medicine & Animal Husbandry - SNU

Healthier animals can mean stronger communities and a more resilient future. ๐Ÿพ๐ŸŒ

Meet Rayan Saed Ali from the Faculty of Veterinary Medicine and Animal Husbandry, who will take the ELI Arena of Ideas stage to highlight the vital role veterinary professionals can play in preparing Somalia for an increasingly connected world.

Knowledge in action. Service with purpose. Ideas that matter.




 fans Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
12/08/2026

fans Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

HADDA CODSOโ€“ABUUR INITIATIVE 2026 WUU FURAN YAHAYโ€ฆ

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay shaacinaysaa furitaanka codsiyada Barnaamijka ABUUR Initiative 2026 Wejigiisa 1aad.

ABUUR Initiative waa barnaamij soconaya 12 bilood, kaas oo loogu talagalay kobcinta hal-abuurka iyo ganacsiga ardayda, laguna taageerayo inay fikradaha hal-abuurka leh ee ardayda u beddelaan fursado ganacsi oo la hirgelin karo.

Codsigu wuxuu xirmayaa: 25 Agoosto 2026.
Codso hadda oo kuji link-ga hoose:

https://forms.cloud.microsoft/r/GFD5gyDVCz

ABUUR Initiative 2026-Fikraddaada u Beddel Fursad Ganacsi!

03/08/2026

๐‹๐š๐ฎ๐ง๐œ๐ก๐ž๐ ๐š ๐’๐ฆ๐š๐ฅ๐ฅ-๐’๐œ๐š๐ฅ๐ž ๐๐จ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ซ๐ฒ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ

Kulliyadda waxa ay hambalyo iyo dhiiragellin u direysaa Dr Maxamed Cabdikariim Axmed oo ka tirsan ardayda sanadka ugu dambeeya ee waxbarashada Kulliyadda Xanaanada iyo Daawada Xoolaha ku jirta- Faculty of Veterinary Medicine & Animal Husbandry - SNU) Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed , Isagoo ku guulaystay inuu furo mashruuca DHAQASHADA DIGAAGA ee uu sanado badan ku tamaniyayey.

Dr Maxamed ayaa degmada Hiliwaa ka furay ganacsigiisii uu muddada fog ku haminayey, isagoo ku soo beegay sanadkii ugu dambeeyey ee waxbarashadiisa.

Kulliyadda waxaa ka go'an inay soo saarto arday xirfad ahaan u xambaarsan cilmiga uu baranayo.

Dr. Maxamed ganacsigaaga midkii guuleysta, I.a.

03/08/2026

Kulliyadda waxa ay dhiiragellin iyo bogaadin u direysaa Dr Zakariye Abdifatah Ahmed oo ka tirsanaa Ardaydii ka aflaxday kuliyadda, gaarr ahan waaxda caafimadka xoolaha.

Mr Zakariye ayaa wareysi uu bixiyey diiradda ku saaraya wacyiga xoolaha iyo sidaan uga faaidaysan lahayn. Isagoo ku taliyey inaan ka guurno Xoolo raacato una guurno Xoolo dhaqasho cilmiyeysan, si aan uga qayb qaadano bad qabka cunnada.

fans Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Faculty of Graduate Studies and Research - Somali National University

28/07/2026

Kulliyadda waxa ay ardayda Soomaaliyeed ku boorineysaa inay ka faaideystaan fursadaha waxbarasho ee dahabiga ah oo ay kulliyadda u diyaarisay. Kulliyadda waxaa ka go'an soo saaridda Kaadir aqooon iyo xirfad buuxda u leh; Ganacsiga Xoolaha, Xanaaneynta iyo wax-soo-saarka Xoolaha, iyo sidoo kale Daaweyntooda.

Sidoo kale Bulshada xoolo dhaqatada, iyo kuwa ma shaqeeya wax-soo-saarka xoolaha waxaan ku boorineynaa inay la xiriiraan Dr Ali Dhaqane si uu idinkaga caawiyo howlaha la xiriira caafimaadka iyo wax-soo-saarka xoolaha.

Dr Cali Xassan Dhaqane oo kamid ahaa ardaydii ka qalinjebisay Kulliyadda Xanaanada & Daawada Xoolaha JUS ayaa kamid ah Dhaqaatiirta Caafimaadka Xoolaha ee maanta ka shaqeeya Shirkadda SOMVET PHARMA ee ka howl-gasha dalka, taasi waxay muujineysaa dadaalka ardayd kulliyadda ka aflaxdey, iyo doorka muuqda ay kaga jirraan howlaha la xiriira; Daqeynta, caafimaad iyo wax-soo-saarka xoolaha ee dalka ka socda.

๐™๐™ค๐™ง ๐™ข๐™ค๐™ง๐™š ๐™ž๐™ฃ๐™›๐™ค๐™ง๐™ข๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ out the faculty you can get in touch our contacts; https://vet.snu.edu.so/
https://www.tiktok.com/.snu?_r=1...

fans Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Faculty of Graduate Studies and Research - Somali National University

๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ž๐ฒ๐ฌ๐š ๐ข๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š iyo ๐ฐ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š๐ช๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š shirkadaha gaarka loo leeyahay iyo kuwa dowliga (PPP) ayaa heshiis...
25/07/2026

๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ž๐ฒ๐ฌ๐š ๐ข๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š iyo ๐ฐ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š๐ช๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š shirkadaha gaarka loo leeyahay iyo kuwa dowliga (PPP) ayaa heshiis is-afgarad wadashaqeyn (MoU) la yeelatay shirkada Maal Microfinace, iyadoo ujeedka is-afgaradka ahaa; xoojiyo, cilmi-baaris, tababarada ardayda iyo horumarinta ganacsiyada yar yar ee ardayda Kulliyadda loo abuurayo.

Iskaashigan wuxuu ka tarjumayaa dadaalka Kulliyadda ee lagu dhisayo aqoon ku saleysan hal-abuur, cilmi-baaris, iyo ganacsi, si loo soo saaro qalin-jabiyayaal leh xirfad, karti, iyo awood ay ugu adeegaan bulshada iyo horumarka dhaqaalaha dalka.

๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š๐ง๐ข ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐๐ข๐ข๐ซ๐š๐๐๐š ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š๐š:
โœ… Taageeridda cilmi-baarista (Research) iyo hal-abuurka ardayda (Innovation).
โœ… Bixinta maalgelin iyo adeegyo Muraabaxa si ardaydu u hirgeliyaan mashaariic wax-soo-saar leh.
โœ… Maalgelinta ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexdhexaadka ah ee ay bilaabayaan ardayda ka qalin-jabisa kulliyadda X.Xoolaha JUS.
โœ… Taageeridda silsiladda sahayda (Supply Chain) ee ganacsiyada la xiriira xoolaha, wax-soo-saarka iyo suuq-geynta.
โœ… Fududeynta tababaro (Internship Program), la-talin ganacsi, kobcinta xirfadaha, iyo isku xirka fursadaha maalgelinta iyo shaqo-abuurka.

๐™๐™ค๐™ง ๐™ข๐™ค๐™ง๐™š ๐™ž๐™ฃ๐™›๐™ค๐™ง๐™ข๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ, ๐™ฅ๐™ก๐™š๐™–๐™จ๐™š ๐™ซ๐™ž๐™จ๐™ž๐™ฉ bellow contacts
https://vet.snu.edu.so/
https://www.tiktok.com/.snu?_r=1...

๐ƒ๐ฎ๐œ๐š๐๐š ๐€๐‹๐‹๐€๐‡ ๐ฎ ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐ค๐š,Waxaan ALLAH uga baryeynaa JANATUL FIRDOWSUL ACLAA' inuu ka waraabiyo Ustaadka, anagana ...
17/07/2026

๐ƒ๐ฎ๐œ๐š๐๐š ๐€๐‹๐‹๐€๐‡ ๐ฎ ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐ค๐š,

Waxaan ALLAH uga baryeynaa JANATUL FIRDOWSUL ACLAA' inuu ka waraabiyo Ustaadka, anagana bacdigiisa ALLAH nama fitneeyo.

Qof kasto Dal iyo Dibad meesha uu joogo ha uga niyaysto DUCADA.
ุขู…ูŠู† ๐Ÿคฒ

fans Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Midowga Ardada Kuliyada Xanaanada Xoolaha iyo Daawaynta-SNU

Address

Jidka Afgooye
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faculty of Veterinary Medicine & Animal Husbandry - SNU posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Faculty of Veterinary Medicine & Animal Husbandry - SNU:

Shortcuts

Share