Al-Hadaf Primary and Secondary School

Al-Hadaf Primary and Secondary School Home of Ethics & High Quality Education

Al-hadaf Primary and Secondary school is non-profit school stablished to enhance the knowledge and ethic of somali young gentration at a large and special for mogadishu students
vision
to produce highu qualiy students those can complete highier education effectivly and confidently

Maamulka, Macallimiinta iyo Ardayd dugsiga Al Hadaf School - مدرسة الهدف   waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan, Dr Yu...
11/04/2026

Maamulka, Macallimiinta iyo Ardayd dugsiga Al Hadaf School - مدرسة الهدف waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan, Dr Yuusuf Qaasim Cusmaan, (oo ka mid ah waalidiinta dugsiga), geeridii naxdinta laheyd ee ku timid aabe Qaasim Cusmaan kuna geeriyooday magaalada muqdishu maanta.
Sidoo kale, waxa aan tacsi u dirayaan caruurt uu dhalay, kuwa uu awoowe u yahay, iyo dhammaan qaraabada iyo asxaabta.
Samir iyo iimaan Alle ha inaga siiyo, isagana jannadii Fardowso Alle ha geeyo

Aamiiin!

Maamulka dugsiga Al-Hadaf Primary and Secondary School  waxa uu ugu hambalyeynayaa dhammaan umadaha muslimiinta ah gaar ...
19/03/2026

Maamulka dugsiga Al-Hadaf Primary and Secondary School waxa uu ugu hambalyeynayaa dhammaan umadaha muslimiinta ah gaar ahaan ummadda soomaaliyeed munaasabadda Ciidul-Fidriga awgeed. Sidoo kale waxa aan u hambalyeynanaa dhammaan waalidiinta macallimiinta iyo ardayd dugsiga Al Hadaf Schools waxa aan alle uga baryeynaa cimiri dheer iyo cibaado suuban.
ciid wanaagsan meel waliba oo aad joogtaan.

Dhammaam howl wadeennada, Macallimiinta, iyo ardayda dugsiga, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan maamulka dugsiga Ma...
29/12/2025

Dhammaam howl wadeennada, Macallimiinta, iyo ardayda dugsiga, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan maamulka dugsiga Maamule Cabdiraxmaa Haaruun Maxamed oo eedadiis Sacdiyo Maxamed Guudle ku geeriyootay degamda Afgooye ee gobolka shabellada hoose, waxa ay Alle uga baryayaan in uuu u naxariisto, qoyska iyo qaraabadane Samir iyo iimaan Alle ha ka siiyo.

Dhammaam howl wadeennada, Macallimiinta, iyo ardayda dugsiga, waxa ay tacsi tiiraanyo le u dirayaan maamulka dugsiga Maa...
09/12/2025

Dhammaam howl wadeennada, Macallimiinta, iyo ardayda dugsiga, waxa ay tacsi tiiraanyo le u dirayaan maamulka dugsiga Maamule Maxamed Salaad Maxamuud oo adeerkiis Muxudiin Maxamuud Caraale, uu ku geeriyooday magaalada Muqdisho, waxa ay Alle uga baryayaan in uuu Naxariisto, qoyska iyo qaraabadane Samir iyo iimaan ka siiyo.

27/11/2025
Maamulka dugsiga Al-Hadaf Primary and Secondary School, waxa uu u mahadcelinayaa, guddoomiya iyo agaasimaha fulinta ee F...
27/11/2025

Maamulka dugsiga Al-Hadaf Primary and Secondary School, waxa uu u mahadcelinayaa, guddoomiya iyo agaasimaha fulinta ee Fpens Education Network. Tan iyo 2012, markii laasaasay dugsiga, waxa uu ahaa xubin firfircoon oo ka tirsan dallada, waad ku mahadsantihiin dadaalkii iyo dhiirigalintiina

27/11/2025
22/11/2025
Ka faaidayso fursad cusub, galinka dambe, casharaddu waxa ay billaabanaayaan sabtiga, 11/10/2025.
08/10/2025

Ka faaidayso fursad cusub, galinka dambe, casharaddu waxa ay billaabanaayaan sabtiga, 11/10/2025.

Address

Waqooyiga Suga Jaya, Wadada Darusalam Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Hadaf Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Al-Hadaf Primary and Secondary School:

Share