SCHOOL OF MANAGEMENT & PUBLIC ADMINISTRATION

SCHOOL OF MANAGEMENT & PUBLIC ADMINISTRATION Public Administration Development Institution that delivers training, consultancy and research in the public sector organisations

**Dhaqan-gelinta Iskaashiga ee Dugsiga Maamulka Guud iyo Maareynta iyo Dugsiga Maamulka SMPA ee Qaranka ee Talyaaniga 🇸🇴...
13/05/2026

**Dhaqan-gelinta Iskaashiga ee Dugsiga Maamulka Guud iyo Maareynta iyo Dugsiga Maamulka SMPA ee Qaranka ee Talyaaniga 🇸🇴🤝🇮🇹**
Kadib saxiixii rasmiga ahaa ee heshiiska is-fahamka (MoU) ee ka dhacay Muqdisho bishii h**e ee Abriil 15-keedii, wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Dugsiga Maamulka Guud ayaa booqasho shaqo ku tagay xarunta Dugsiga Qaranka ee Maamulka ee Talyaaniga (SNA) ee magaalada Rome. Kulankan oo ka dhacay xarunta guud ee Dugsiga Talyaaniga ayaa waxaa ka qayb gaay madaxda sare ee SNA, waxaa diiradda lagu saaray sidii loo hirgelin lahaa qorshe hawleed dhab ah oo loogu adeegayo horumarinta maamulka guud ee dalkeenna.
Qodobbada ugu muhiimsan ee lagu heshiiyay waxaa ka mid ah:
• Tababbarka Online-ka ah*: In dhawaan la bilaabo koorsadii ugu horreysay ee lagu bixinayo habka fogaan-aragga.
• Heshiiska Heerka Labaad: In la diyaariyo heshiis cusub oo sii ballaarinaya iskaashiga labada hay'adood.
• Hufnaanta Barnaamijyada: Diyaarinta buugga koorsooyinka iyo shuruudaha shaqada si loo qeexo adeegyada tababbarka ee SMPA bixin doonto.
Tallaabadani waxay qayb ka tahay qorshaha istiraatiijiyadeed ee 5-ta sano ah (2026–2030) ee SMPA, kaas oo lagu doonayo in lagu dhiso kartida shaqaalaha dawladda. Waxaan u mahadcelineynaa saaxiibada SNA ee Rome soo dhoweynta iyo garab istaagga ay u muujiyeen tayeynta maamulka Soomaaliya.

13/09/2025

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 14:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Telephone

+252619911135

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SCHOOL OF MANAGEMENT & PUBLIC ADMINISTRATION posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to SCHOOL OF MANAGEMENT & PUBLIC ADMINISTRATION:

Share