24/08/2026
Aqoonta caafimaadku waxay u baahan tahay tababar dhab ah!
Ardayda Jaamacadda Salaam gaar ahaan waaxyaha Kalkaalisanimada(Nursing) iyo Umulisooyinka (Midwifery) waxay helaan fursad ay ku bartaan xirfadaha muhiimka ah iyagoo adeegsanaya tababarro wax ku ool ah iyo qalab caafimaad tayo leh
Muuqaalkan wuxuu ku siinayaa aragti kooban oo ku saabsan sida ardaydeennu ugu tababartaan uguna diyaargaroobaan xirfadda caaafimaadka.
Kusoo biir Jaamacadda Salaam oo dhis xirfaddaada caafimaad!
University
ka Baro
Kaqaado