Center for Distance Learning

Center for Distance Learning Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Center for Distance Learning, Community College, Xasany88@hotmail. com, Mogadishu.

Ka faa'iideysi wacan.
25/09/2020

Ka faa'iideysi wacan.

31/08/2020

Fursad deg deg ah.
Waxaan heynaa Inaad si fudud kuugu geyno paris franca.
Mudo bil ah wuxuu xermayaa maalinka khamiista ah 03-09-2020.
Ka faa'iideyso .
Like saar page ka.
Share garee si ay sxbadaa uga faa'iideystaan.
0612124055/0619066052

16/08/2020
19/12/2019

Wa karemkii xasaasiyada iyo saabuuntiisii nabraha saliida wajiga xasaasiyada cuncunka dhamaan ayay nadifinee waa herbal from america ah kasamesan dacar muqdisho albaraka 0619784502 drevery free.
0907 761 257 0634313138.

23/07/2019

Shirweynaha 4aad ee Hoggaan ka iyo Hal-Abuurka waxa uu kadhici doonaa Beerta Nabadda, Muqdisho

The 4th Leadership & Innovation Summit 2019
Shirweynihii 4aad Ee Hoggaan ka iyo Hal Abuurka 2019
Waxaa laqaban doona 25 & 26 Jul, 2019.
Waxaa Marti ku ah waziiro, xildhibaano, Khubaro kascota Jamacado iyo Hey'ado Caalami ah
Si aad isku diiwaan galiso fadlan buuxi Form ka Hoose

http://tiny.cc/n91z8y

ama laxariir Banana Group, Taleex, Mogadishu Somalia

0619242176/0612353535/0615478842/0617484854/0617699191
[email protected]

Fursadaan halaga faa'iideysto 0617452015
05/04/2019

Fursadaan halaga faa'iideysto 0617452015

07/10/2018

Soo xaadir maalinka Talaadada ah insha allah 09/10/2018 02:00pm .
waxaan soo bandhigi doonaa deeqo waxbarfasho oo isugu jira master iyo bachelor oo ay Bixinaya jaamacado caalami ah.
qof waliba oo soo xaadira waxaa la siin doonaa waradda scholorshipka uu ku aadi lahaa jaamacadda insh allah.
yeysan ku dhaafin tirada la rabo wey xadidantahay wll.

like saar page si aad u arfagto barnaamijyo muhiim ah.
share garee bostiga si ay asxaabta uga wada faa'iideysato insha allah.

Fg: Diiwaangalintu waxay mareysaa heer gaba gaba ah.

la xiriir hadda 0615780513/0906648047
whatssapp 00252615780513.

E-mail: [email protected]

Fg: Ardeyda aanan joogin muqdisha waxay ku heli doonaan qaab online ah
ama whatssapp ka kala xiriir numberka ku qoran qormadaan

Address

Xasany88@hotmail. Com
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Center for Distance Learning posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share