Faculty of Economics & Management Science - FEMS

Faculty of Economics & Management Science - FEMS This faculty trains and produces qualified human resources who are well-versed in the fields of managements and economics.

It consists of the Departments of Economics, Business Administration, Accounting, Statistics and Planning, Finance & Banking, Management information Systems, International Trade and Project Management.

🎉 Congratulations to Shafie Ahmed Mohamud The Faculty of Economics & Management Science - FEMS  at Mogadishu University ...
06/08/2026

🎉 Congratulations to Shafie Ahmed Mohamud

The Faculty of Economics & Management Science - FEMS at Mogadishu University جامعة مقديشو proudly congratulates Shafie, a Bachelor of Accounting student, on successfully passing the Financial Accounting paper of the ACCA qualification.

Pursuing ACCA alongside a bachelor’s degree reflects admirable ambition, discipline, and commitment to academic and professional excellence. This achievement represents an important step towards becoming an accounting professional.

We celebrate this success and wish him continued progress in both the Bachelor of Accounting and the ACCA journey.

Congratulations on this well-deserved achievement.

🎉 Congratulations to Abdi Ali Hassan The Faculty of Economics & Management Science - FEMS at Mogadishu University  جامعة...
06/08/2026

🎉 Congratulations to Abdi Ali Hassan

The Faculty of Economics & Management Science - FEMS at Mogadishu University جامعة مقديشو proudly congratulates Abdi, a Bachelor of Accounting student, on successfully passing the Financial Accounting paper of the ACCA qualification.

Pursuing ACCA alongside a bachelor’s degree reflects admirable ambition, discipline, and commitment to academic and professional excellence. This achievement represents an important step towards becoming an accounting professional.

We celebrate this success and wish him continued progress in both the Bachelor of Accounting and the ACCA journey.

Congratulations on this well-deserved achievement.

Ku soo dhawaada Bahda Mogadishu University  جامعة مقديشو
20/07/2026

Ku soo dhawaada Bahda Mogadishu University جامعة مقديشو

Wargelin muhiim ah:

Isdiiwaangelinta dufacdda 30aad ee Jaamacadda Muqdisho way furantahay. waxay ka socotaa xarunta maamulka, Taleex, KM4.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir: Whatsapp number https://wa.me/252616969544 ama Email: [email protected]

Guuleysta Ardayda qeybaha lagu billaabay tababarada Bangiyada, gaar ahaan ardayda nasiibka u helay Bangiga Salaam.
06/07/2026

Guuleysta Ardayda qeybaha lagu billaabay tababarada Bangiyada, gaar ahaan ardayda nasiibka u helay Bangiga Salaam.

Ardayda dufcadda 26aad ee ka qalinjabisay Kulliyadda, gaar ahaan qaybta Qorsheynta iyo Tirakoobyada (Statistics and Plan...
16/06/2026

Ardayda dufcadda 26aad ee ka qalinjabisay Kulliyadda, gaar ahaan qaybta Qorsheynta iyo Tirakoobyada (Statistics and Planning), ayaa soo agaasimay kulan sagootin iyo maamuus ah oo loo sameeyay maamulka kulliyadda iyo macallimiinta.

Intii uu kulanku socday, ardaydu waxay muujiyeen mahadnaq iyo qaddarin ay u hayaan maamulka iyo macallimiinta, iyaga oo ku bogaadiyay dadaalkii iyo juhdigii ay ku garab istaageen intii ay ku jireen safarka waxbarashada.

03/06/2026

Maalinta 2aad ee difaacashada buugga qallinjebinta Jaamacadda ee kulliyadda.

Hambalyo ardayda kulliyadda gaar ahaan qeybaha Accounting, Finance & Banking  iyo Management Information System (MIS)  o...
03/06/2026

Hambalyo ardayda kulliyadda gaar ahaan qeybaha Accounting, Finance & Banking iyo Management Information System (MIS) oo difaacday buugga qallinjebinta Jaamacadda (Thesis Book) isla markaana soo gabagabeeyay safarkoodii waxbarasho ee jaamacadda Muqdisho.

03/06/2026

Maalinta 1aad ee difaacashada buugga qallinjebinta Jaamacadda ee kulliyadda.

Hambalyo ardayda kulliyadda gaar ahaan qeybaha Economics, Businesses Administration, Statistics and Planning iyo  Projec...
02/06/2026

Hambalyo ardayda kulliyadda gaar ahaan qeybaha Economics, Businesses Administration, Statistics and Planning iyo Project Management oo difaacday buugga qallinjebinta Jaamacadda (Thesis Book) isla markaana soo gabagabeeyay safarkoodii waxbarasho ee Jaamacadda Muqdisho.
Mogadishu University جامعة مقديشو

Hambalyo dhammaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan idin kugu hambalyeynaynaa munaasabadda ...
26/05/2026

Hambalyo dhammaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan idin kugu hambalyeynaynaa munaasabadda Ciidda Carafo oo maalinka berri ah ay ku beegan tahay maalinta koowaad ee ciidda.

Ciid wanaagsan.

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252-1-858118

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faculty of Economics & Management Science - FEMS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Faculty of Economics & Management Science - FEMS:

Shortcuts

Share