01/08/2026
Waxaa si guul iyo sharaf leh u soo dhammaaday difaacashada buugaagta qalin-beddelashada (Thesis Defense) ee ardayda Kulliyadda Sharciga, fasalka ๐๐๐๐ช ๐ญ2.
Kulliyadda Sharcigu waxay ugu hambalyeynaysaa dhammaan ardayda dadaalkooda, adkaysigooda, iyo guusha ay gaareen.
Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, guul joogto ah, iyo inaad noqotaan sharci-yaqaanno aqoontooda, anshaxooda,ugu bulshadooda.
๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ ๐๐น๐ฎ๐๐ ๐ผ๐ณ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ!