24/11/2025
𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐇𝐚𝐥-𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐔 ayaa si rasmi ah u daah furay Barnaamijka Sannadka Xirfadda (𝐏𝐫𝐨𝐟𝐞𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐘𝐞𝐚𝐫 𝐏𝐫𝐨𝐠𝐫𝐚𝐦) oo loogu talaggalay ardayda barata culuumta Computer-ka ee kujirta sannadka 3-aad!
Barnaamijkan waa fursad gaar ah oo kor loogu qaadayo xirfadaha ardayda, si ay ugu diyaargaroobaan suuqa shaqada casriga ah.
Ardaydu waxay si qotadheer uga faa’iideysan doonaan tababbarro ku saabsan:
1️⃣ 𝐍𝐞𝐭𝐰𝐨𝐫𝐤𝐢𝐧𝐠 𝐚𝐧𝐝 𝐒𝐞𝐜𝐮𝐫𝐢𝐭𝐲
2️⃣ 𝐒𝐨𝐟𝐭𝐰𝐚𝐫𝐞 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭
3️⃣ 𝐃𝐢𝐠𝐢𝐭𝐚𝐥 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐚 𝐚𝐧𝐝 𝐂𝐫𝐞𝐚𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐈𝐧𝐝𝐮𝐬𝐭𝐫𝐢𝐞𝐬
🎯 Ujeeddadu waa inay ardaydu helaan xirfado shaqo ayagoo diyaar ah, faham qotadheer iyo waaya-aragnimo ku dhisan dhaqanka hal-abuurka iyo xallinta dhibaatooyinka.