24/08/2026
Waan idinla dabaaldegaynaa, qallinjebiyayaasheenna qaaliga ah! 🎓
Farxaddiinnu waa farxaddeenna, guushiinnuna waa guusheenna. Jaamacadda Muqdisho way idinku faanaysaa, waxayna idiin rajaynaysaa mustaqbal ifaya, himilooyin rumooba iyo guulo ka waaweyn kuwa maanta la idinku hambalyeynayo.
Hambalyo, qallinjebiyayaasheenna! Guul iyo gobannimo,