Al-Najah Center for Medical Training & Human Development

Al-Najah Center for Medical Training & Human Development Waa Xarun Tababar oo bixisa Tababaradda Caafimaadka iyo Horumarinta Aadanaha.

25/12/2025
CIID WANAAGSANDhammaan Umadda Muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, waxaan leenahay Ciid wanaagsan, munaasabadd...
06/06/2025

CIID WANAAGSAN

Dhammaan Umadda Muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, waxaan leenahay Ciid wanaagsan, munaasabadda Ciidul-Adha awgeed.

كل عام وانتم بخير

C I I D W A N A A G S A NDhammaan Umadda Muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, waxaan leenahay Ciid wanaagsan, ...
30/03/2025

C I I D W A N A A G S A N
Dhammaan Umadda Muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, waxaan leenahay Ciid wanaagsan, munaasabadda Ciidul Fitr-ga awgeed.

كل عام وانتم بخير

 Dhammaan Umadda Muslimiinta gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed waxan ugu hambalyeynaynaa, bilashada bisha barakeysan ee R...
28/02/2025


Dhammaan Umadda Muslimiinta gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed waxan ugu hambalyeynaynaa, bilashada bisha barakeysan ee Ramadan.
Allah ha inaga dhigo kuwii ka faa'ideysta.

05/01/2025

Dhawaan waxaa bilaaban doona, fasalo cusub oo Diploma Medical Laboratory Technician (Professional Diploma). Isqorista wa...
02/01/2025

Dhawaan waxaa bilaaban doona, fasalo cusub oo Diploma Medical Laboratory Technician (Professional Diploma). Isqorista way socotaa.
: 1sano
: 0612101968
-2025

Dhawaan waxaa bilaaban doona, fasalo cusub oo Diploma Pharmacy  Technician (Professional Diploma). Isqorista way socotaa...
01/01/2025

Dhawaan waxaa bilaaban doona, fasalo cusub oo Diploma Pharmacy Technician (Professional Diploma). Isqorista way socotaa.
: 6 bil
: 0612101968
-2025

 Dhammaan Ardayda qeybta Sheybaarka, gaar ahaan DMLT 18 A, B ee uu u dhamaaday, imtixaankii ugu dambeeyay (Diploma Medic...
07/10/2024


Dhammaan Ardayda qeybta Sheybaarka, gaar ahaan DMLT 18 A, B ee uu u dhamaaday, imtixaankii ugu dambeeyay (Diploma Medical Laboratory Technician),
Waxan dhammaan idiin rajeynaynaa
Guul. Insha allah

Address

Wadnaha Street/Kpp
Mogadishu
00256

Telephone

+252612101968

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Najah Center for Medical Training & Human Development posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Al-Najah Center for Medical Training & Human Development:

Share