SOS College Of Health Sciences University

SOS College Of Health Sciences University Welcome to the official page of SOS College of Health Sciences University
ku soo dhawoow page ka rasmiga ah Kuliyadda culuumta caafomaadka jaamacada SOS

15/08/2026
Hambalyo Maxamed Ciise Daahir!Waxaan kuugu hambalyeynaynaa guushaada quruxda badan iyo natiijada 94.14 ee aad ka gaartay...
15/08/2026

Hambalyo Maxamed Ciise Daahir!

Waxaan kuugu hambalyeynaynaa guushaada quruxda badan iyo natiijada 94.14 ee aad ka gaartay imtixaanka qaran fasalka 12aad,

Dadaalkaaga iyo kartidaadu waa kuwo mudan bogaadin. Guul iyo mustaqbal ifaya ayaan kuu rajaynaynaa!

SOS College of Health Sciences University

๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐‹๐š๐ ๐ฎ ๐…๐š๐ซ๐ฑ๐จSOS College Of Health Sciences University waxay hambalyo u diraysaa ๐——๐—ฟ. ๐—›๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐——๐—ฎ๐—ต...
13/08/2026

๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐‹๐š๐ ๐ฎ ๐…๐š๐ซ๐ฑ๐จ

SOS College Of Health Sciences University waxay hambalyo u diraysaa ๐——๐—ฟ. ๐—›๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐——๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ฒ, ๐—ฃ๐—ต.๐——., ๐—ฉ๐—ถ๐—ฐ๐—ฒ ๐—–๐—ต๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐—น๐—น๐—ผ๐—ฟ , oo maqaal cilmiyeedkiisa ku saabsan . Caqabadaha ay wajahaan Kalkaaliyaasha Soomaaliya
๐—จ๐—ป๐˜ƒ๐—ฒ๐—ถ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ด ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—ฒ๐˜…๐—ผ๐—ฑ๐˜‚๐˜€ ๐—ผ๐—ณ ๐—ป๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ๐˜€ ๐—ถ๐—ป ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ: ๐—ฒ๐˜…๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜€๐—ผ๐—ป๐˜€ ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐—ป๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ ๐—ฎ๐˜๐˜๐—ฟ๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—ถ๐—บ๐—ฝ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€ ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—ต๐—ฒ๐—ฎ๐—น๐˜๐—ต๐—ฐ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐˜€๐˜†๐˜€๐˜๐—ฒ๐—บ oo lagu daabacay BMC Nursing.

https://link.springer.com/article/10.1186/s12912-026-05021-z

Hambalyo Dr. Hassan! Guushan waxay dhiirrigelin u tahay horumarinta cilmi-baarista iyo adeegyada caafimaadka Soomaaliya.



Dhamaan Maamulka, macalimiinta iyo ardayda Jaamacadda SOS College Of Health Sciences University  waxay tacsi tiiraanyo l...
11/08/2026

Dhamaan Maamulka, macalimiinta iyo ardayda Jaamacadda SOS College Of Health Sciences University waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan qoyskii uu ka geeriyooday walaalkeen Abdisamad Abdinoor Mohamed.
Marxuumka waxaan Alle uga baryaynaa inuu janaddii Firdowsa ka waraabiyo, eheladii iyo asxaabtii ay ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo.
Abdisamad wuxuu katirsanaa ardayda Jaamacadda SOS College of Health Sciences (Class : 011).
ุฅูู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ูŽู‘ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ

09/08/2026

Baraarujinta Todobaadka naas-nuujinta aduunka 2026 by SOS Mother and Child Hospital
Iyo Ardeyda Jaamacada SOS College Of Health Sciences University

07/08/2026

๐Ÿ“ข ISDIIWAANGELINTA POSTGRADUATE DIPLOMA WAA FURAN TAHAY! ๐ŸŽ“
SOS College of Health Sciences University waxay ku wargelinaysaa bahda caafimaadka in ay furan tahay isdiiwaangelinta barnaamijyada Postgraduate Diploma ee sanad-dugsiyeedka 2026โ€“2027.

๐Ÿ“š Barnaamijyada la bixiyo
ใ€‹Postgraduate Diploma in:
ใ€‹Maternal, Newborn & Child Health
ใ€‹Pediatric Nursing
ใ€‹Neonatal Nursing

Yaa codsan kara?
Waxaa codsan kara qof haysta shahaadada Bachelor-ka ee mid ka mid ah takhasusyadan:
1.Nursing
2.Midwifery
3 Medicine & Surgery
4.Public Health
5.Nutrition
6.Laboratory

๐Ÿ“‹ Shuruudaha Qaabilaadda
ใ€‹Warqadda codsiga (Application Letter)
ใ€‹ shahaadada Dugsiga Sare
ใ€‹Shahaadada Bachelor-ka iyo warqadda natiijada waxbarashada (Transcript)
ใ€‹Laba sawir oo cabbirka baasaboorka ah
ใ€‹ Kaarka Aqoonsiga Qaranka
ใ€‹Galka feylasha
๐Ÿ“ Goobta: Main Campus โ€“ SOS College of Health Sciences University, Mogadishu



Welcome to the official page of SOS College of Health Sciences University
ku soo dhawoow page ka rasmiga ah Kuliyadda culuumta caafomaadka jaamacada SOS

05/08/2026

๐ƒ๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐–๐š๐ฒ ๐…๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐“๐š๐ก๐š๐ฒ ๐’๐š๐ง๐š๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ•๐Ÿ“š
Ma ku riyoonaysaa inaad noqoto xirfadle caafimaad oo bulshada u adeega? Hadda waa fursaddaadii!
๐Ÿฅ SOS College Of Health Sciences University waxay si rasmi ah u furtay isdiiwaangelinta sanad dugsiyeedka 2026โ€“2027.
๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐š๐ก๐š ๐†๐ž๐ฅ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š:

1. Shahaadada Dugsiga Sare (National Secondary School Certificate).
2. Inuu ka gudbay imtixaanka dugsiga sare ee dowlada federalka Somalia
3. shahaadada dugsiga sare ama dokumenti cadeynaayo inuu imtixaanka dugsiga sare ka gudbay
4. Afar (4) sawir oo teesara (Passport-size) ah.
5. Inuu ka Gudbo Imtixaanka Gelitaanka Jaamacadda.(admission Exam)
6. Warqad codsi oo gacanta lagu qoray.

๐Œ๐š๐ฑ๐š๐š๐ ๐ฎ ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐’๐Ž๐’ ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž ๐จ๐Ÿ ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐’๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž๐ฌ ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ?

1.Waxbarasho ku salaysan xirfad (Competency-Based Education).
2.Shaybaarro casri ah oo si buuxda u qalabaysan.
3.Macallimiin khibrad iyo aqoon sare leh.
4. Tababar caafimaad oo toos ah oo lagu qaato isbitaallada.
6.Waxbarasho ardayga udub dhexaad u yahay.
7. Waxbarasho tayo sare leh oo diyaarinaysa xirfadlayaasha mustaqbalka.
โณ Kuraasta waa xaddidan yihiin. Ha seegin fursaddan qiimaha badanโ€”isdiiwaangeli maanta si aad u xaqiijiso mustaqbalkaaga!
๐Ÿ“ž WhatsApp: +252 610 9348
๐Ÿ“ง Email: [email protected]
๐Ÿ“ Goobta: Wahar Ade Road, SOS Mother and Child Hospital, Muqdisho.
SOS College of Health Sciences University
"Waxbarasho Tayo Leh, Mustaqbal Iftiimaya.๐Ÿ‘ฉโ€โš•๏ธ๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ







SOS Children's Villages in Somalia

Welcome to the official page of SOS College of Health Sciences University
ku soo dhawoow page ka rasmiga ah Kuliyadda culuumta caafomaadka jaamacada SOS

28/07/2026

๐ŸŸก ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—–๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ผ๐˜„๐—ด๐—ฎ (๐—›๐—ฒ๐—ฝ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜๐—ถ๐˜€) โ€“ ๐Ÿฎ๐Ÿด ๐—Ÿ๐˜‚๐˜‚๐—น๐˜†๐—ผ

Ardeyda Jaamacada SOS College Of Health Sciences University ayaa macluumaad muhiim ah naga siinaayo cudurka cagaashowga oo sanad walba caalamka laga xuso maalinta 28 luul


๐ŸŽ‰ ๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—น๐—ฎ๐˜€๐˜€ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐—•! ๐ŸŽ‰Waxaan si weyn ugu hambalyeynaynaa dhammaan ardeyda ๐—–๐—น๐—ฎ๐˜€๐˜€ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐—• oo si guul leh u soo dh...
26/07/2026

๐ŸŽ‰ ๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—น๐—ฎ๐˜€๐˜€ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐—•! ๐ŸŽ‰

Waxaan si weyn ugu hambalyeynaynaa dhammaan ardeyda ๐—–๐—น๐—ฎ๐˜€๐˜€ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐—• oo si guul leh u soo dhamaaday Imtixaanka OSCE (Objective Structured Clinical Examination).

Waxaan idiin rajaynaynaa guulo waaweyn oo ku saabsan waxbarashadiinna iyo mustaqbalkiinna xirfadeed. Dadaalkiinna, adkaysigiinna, iyo kartidiinnu ha noqdaan kuwo idin gaarsiiya heerar sare.

Hambalyo mar kale, Class 2025B! Guul iyo horumar ayaan idiin rajaynaynaa. ๐Ÿ‘ฉโ€โš•๏ธ๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ





The 5th carousel of day-1 of the OSCE Exam is in progress
25/07/2026

The 5th carousel of day-1 of the OSCE Exam is in progress

Address

Waharcade Road
Mogadishu
00000

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:00
Tuesday 06:00 - 17:00
Wednesday 06:00 - 17:00
Saturday 06:00 - 17:00
Sunday 06:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOS College Of Health Sciences University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share