International Maarif Schools of Somalia

International Maarif Schools of Somalia International Maarif Schools of Somalia

🎓Xafladda Qalin‑jabinta Xannaanada ee Dugsiyada Caalamiga ee Maarif Soomaaliya ayaa si xamaasad iyo farxad leh uga dhacd...
25/05/2026

🎓Xafladda Qalin‑jabinta Xannaanada ee Dugsiyada Caalamiga ee Maarif Soomaaliya ayaa si xamaasad iyo farxad leh uga dhacday Xarunta Benadir.

Caruurteena yar-yar ee qalin‑jabisay waxay dhammaysteen marxalad muhiim ah, iyaga oo qaaday tallaabadii ugu horreysay ee safarkooda dugsiga hoose.

Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelineynaa dhammaan ardayda, waalidiinta iyo macallimiinta gacan ka geystay maalintan qiimaha badan.

Dugsiyada caalamiga ee Maarif Soomaaliya waxaa ka go’an in ay sii wadaan bixinta waxbarasho tayo leh oo ku dhisan qiyam adag.🎉



🎓The Kindergarten Graduation Ceremony of International Maarif Schools of Somalia was celebrated with great excitement and joy at our Benadir Campus.

Our little graduates have reached an important milestone and taken their first steps toward the adventure of primary school.

We extend our heartfelt thanks to all students, parents and teachers who made this meaningful day possible.

As the International Maarif Schools, we remain committed to providing quality education rooted in strong values.🎉

13/05/2026

📚 Is-diiwaangelintu waa socotaa!

Dugsiyada Caalamiga ah ee Maarif Soomaaliya waxay bilaabeen isdiiwaangelinta ardayda cusub ee sannad-dugsiyeedka 2026-2027, dhammaan heerarka waxbarasho, laga bilaabo xannaanada ilaa imtixaannada caalamiga ah.

Waa dugsiyada kaliya ee si rasmi ah looga aqoonsan yahay Soomaaliya bixinta OxfordAQA IGCSE iyo A-Level, ahna xarun imtixaan rasmi ah.

Waxaan sidoo kale bixinaa:
🎓 Barnaamijka International Maarif (IM) – Xannaanada
🎓 Manhajka Qaranka Soomaaliyeed

Waxbarasho tayo sare leh oo sumcad iyo anshax ku dhisan.

📞 KM4 – Wiilasha: +252 61 2900454
📞 Benaadir – Gabdhaha: +252 61 2900455

Ha moogaan fursaddan waxbarasho ee qiimaha leh!

📚 Enrollment is Now Open!

International Maarif Schools of Somalia has officially started registration for new students for the 2026–2027 academic year across all educational levels, from Kindergarten to International Examinations.

We are the only schools in Somalia officially accredited to offer OxfordAQA IGCSE and A-Level programs and we are also an official examination center.

We also offer:
🎓 International Maarif (IM) Program – Kindergarten
🎓 Somali National Curriculum

High-quality education built on excellence, values and discipline.

📞 KM4 Campus – Boys: +252 61 2900454
📞 Banaadir Campus – Girls: +252 61 2900455

Don’t miss this valuable educational opportunity!




Waxaa sharaf weyn noo ah in mid ka mid ah waalidiinteenna sharafta leh uu nagu maamuusay hadiyad qiimo badan oo si heer ...
13/05/2026

Waxaa sharaf weyn noo ah in mid ka mid ah waalidiinteenna sharafta leh uu nagu maamuusay hadiyad qiimo badan oo si heer sare ah loo soo diyaariyay. 🎂
Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelinaynaa waalidkaas qaaliga ah taageerada, jacaylka iyo tixgelinta uu mar walba la garab taagan yahay dugsigeenna. Alle ha ka abaalmariyo wanaag badan. 🙏🌹

It is a great honor for us that one of our respected parents graciously honored us with this valuable gift, beautifully and professionally prepared. 🎂
We sincerely thank this wonderful parent for the continuous support, kindness and appreciation shown to our school community. May Allah be rewarded with abundant goodness. 🙏🌹

Waxaa si guul leh loo qabtay barnaamijyo wacyigelin bulsho ah oo ay iska kaashdeen Kulliyadda Culuumta Caafimaadka ee So...
07/05/2026

Waxaa si guul leh loo qabtay barnaamijyo wacyigelin bulsho ah oo ay iska kaashdeen Kulliyadda Culuumta Caafimaadka ee Somali Muqdisho Recep Tayyip Erdoğan iyo Dugsiyada Macaarif ee hoos yimaada Maarif Foundation. Barnaamijyadan waxaa soo bandhigay ardayda fasalka 4-aad ee Waaxda Kalkaalinta Caafimaadka (Nursing), kuwaas oo tababaro ka bixiyay laba kamid ah xarumaha Dugsiyada Maarif.

Mawduucyada la soo bandhigay ayaa kala ahaa:
📍 Xarunta Benadir: “Isticmaalka saxda ah ee daawooyinka”
📍 Xarunta KM4: “Wacyigelinta deegaanka” oo ay ku jireen Isbeddelka Cimilada Adduunka, dib-u-warshadaynta iyo kala saarista qashinka.

Tababarada waxaa hagayay macallin ka tirsan Jaamacadda Culuumta Caafimaadka, iyadoo ardayduna ay si firfircoon u soo bandhigeen casharrada. Waxaa la adeegsaday habab is-dhexgal ah si loo dhiirrigeliyo ka qaybgalka ardayda.

Sidoo kale, waxaa lagu daray ciyaaro, hal-ku-dhegyo iyo hawlo wax-ku-ool ah si loo kordhiyo xiisaha ardayda ee mawduucyada la barayay.

Waxaan rajeynaynaa in barnaamijyadan ay gacan ka geystaan kor u qaadista wacyiga caafimaadka iyo ilaalinta deegaanka ee bulshada.

Community awareness training programs were successfully conducted through the collaboration between Somali Mogadishu Recep Tayyip Erdoğan Faculty of Health Sciences and Maarif Schools under the Maarif Foundation. The programs were delivered by 4th-year Nursing Department students at two different Maarif School campuses.

The training topics included:
📍 Benadir Campus: “Rational Use of Medicines”
📍 KM4 Campus: “Environmental Awareness,” covering Global Climate Change, recycling, and waste separation.

The educational content was prepared under the supervision of a faculty member from the University of Health Sciences, while the presentations were carried out by the students. Interactive teaching methods were used to encourage active student participation.

In addition, games, slogan activities, and various practical exercises were included to increase students’ interest and engagement in the topics.

These programs are expected to contribute to improving health awareness and strengthening environmental responsibility within the community.



📸 Tartanka Sawir-qaadista Turkish Maarif Foundation 2026 ayaa si rasmi ah u bilawday!Sannadkan dulucda tartanka waa: “Na...
01/05/2026

📸 Tartanka Sawir-qaadista Turkish Maarif Foundation 2026 ayaa si rasmi ah u bilawday!
Sannadkan dulucda tartanka waa: “Naxariis”
🎁 Abaalmarino waaweyn ayaa sugaya guuleystayaasha!
🗓️ Waqtiga k**a dambaysta ah: 12-ka June 2026
Ha moogaan fursaddan aad ku muujin karto aragtidaada iyo hibadaada sawir-qaadista! 📷
La wadaag sawirkaaga oo muuji fariinta naxariista ee dunida u baahan tahay.



📸 The Turkish Maarif Foundation Photography Competition 2026 has officially begun!
This year’s theme is: “Kindness”
🎁 Exciting prizes await the winners!
🗓️ Deadline: June 12, 2026
Don’t miss this opportunity to showcase your vision and photography talent! 📷
Share your photo and express the message of kindness that the world needs.

Waxaan xarunteenna KM4 ku qabanay bandhig dhaqameed aad u xamaasad badan oo lagu maamuusay “Maalinta Dhaqanka”. 👏Ardayde...
30/04/2026

Waxaan xarunteenna KM4 ku qabanay bandhig dhaqameed aad u xamaasad badan oo lagu maamuusay “Maalinta Dhaqanka”. 👏
Ardaydeenna hibada leh waxay si qurux badan u soo bandhigeen:
🎶 Ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka
🍲 Cuntada dhaqanka Soomaaliyeed
🏆 Tartamo xiiso leh oo soo jiitay dhammaan ka soo qaybgalayaasha

Waxay ahayd maalin muujisay hodantinimada dhaqankeena, wadajirka iyo kartida ardaydeena.

Mahadsanid dhammaan ardayda iyo macallimiinta ka qayb qaatay guusha munaasabaddan! 🙏



We held an exciting and vibrant cultural exhibition at our KM4 campus in celebration of “Cultural Day.” 👏
Our talented students beautifully showcased:
🎶 Traditional dances and cultural performances
🍲 Somali traditional foods
🏆 Fun and engaging competitions that captivated everyone in attendance

It was a wonderful day that highlighted the richness of our culture, unity and the talents of our students.

Thank you to all the students and teachers who contributed to the success of this event! 🙏

📢 Diiwaan-gelinta Fasalka 1aad oo si Rasmi ah u Furan! 🎓✨Waxaan si farxad leh ugu wargelinaynaa dhammaan waalidiinta iyo...
28/04/2026

📢 Diiwaan-gelinta Fasalka 1aad oo si Rasmi ah u Furan! 🎓✨

Waxaan si farxad leh ugu wargelinaynaa dhammaan waalidiinta iyo bulshada in ay si rasmi ah u bilaabatay diiwaan-gelinta ardayda cusub ee Fasalka 1aad ee xarunta KM4. 📚

Haddii aad rabto in ilmahaaga uu helo waxbarasho tayo leh, deegaan ammaan ah iyo barbaarin dhammaystiran, hadda waa fursaddaada!

📝 Isdiiwaangeli maanta
📍 Xarunta KM4
Si aad isku diiwaan-geliso guji linkigan:

https://forms.gle/K7tGuTLjtpDZHuwc9

👉 Ha ka daahin – mustaqbalka ilmahaaga maanta ka bilow!



📢 Grade 1 Registration Officially Open! 🎓✨

We are pleased to announce that registration for new Grade 1 students at the KM4 campus has officially begun. 📚

If you want your child to receive quality education in a safe and supportive environment, now is the perfect time!

📝 Register today
📍 KM4 Campus
To register, click this link:
https://forms.gle/K7tGuTLjtpDZHuwc9

👉 Don’t miss out, start your child’s bright future today!

23/04/2026
🎉We celebrated the 23rd April National Sovereignty and Children's Day together with great enthusiasm, excitement and joy...
23/04/2026

🎉We celebrated the 23rd April National Sovereignty and Children's Day together with great enthusiasm, excitement and joy on our campus.

Waxaan si wadajir ah ugu dabaaldegnay 23-ka Abriil, Maalinta Madaxbannaanida Qaranka iyo Carruurta, annagoo ku muujinnay farxad, xamaasad iyo raynrayn weyn gudaha xarunteenna.🎉

23 Nisan Ulusal Egemenlik ve Çocuk Bayramı’nı hep birlikte büyük bir coşku, heyecan ve mutluluk içerisinde kampüsümüzde kutladık.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when International Maarif Schools of Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to International Maarif Schools of Somalia:

Share