10/05/2022
Hormuud ku xigeenka kulliyada Dhaqaalaha iyo Maamulka SALAAM UNIVERSITY ayaa soo agaasimay kulan Duco iyo Quraan Akhris ah oo loo sameeyey Marxuum Maxamed Axmed Macallin oo ka mid ahaa Ardadayda Kulliyada Dhaqaalaha iyo Maamulka gaar ahaa Department of ACC, Sem 2.
Marxuum Maxamed waxa aan eebe uga baryeynaa Janatul firdowsa