Capital University of Somalia

Capital University of Somalia Capital University of Somalia aspires to be a premier and excellence center for educational destination.
(1)

๐‚๐จ๐ง๐ ๐ซ๐š๐ญ๐ฎ๐ฅ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐ญ๐จ ๐Ž๐ฎ๐ซ ๐‘๐ž๐ฌ๐ž๐š๐ซ๐œ๐ก๐ž๐ซ๐ฌ!We are pleased to recognize Mr. Abas Omar Hassan (Author) and Mr. Ali Abdi Yusuf (Co-...
15/08/2026

๐‚๐จ๐ง๐ ๐ซ๐š๐ญ๐ฎ๐ฅ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐ญ๐จ ๐Ž๐ฎ๐ซ ๐‘๐ž๐ฌ๐ž๐š๐ซ๐œ๐ก๐ž๐ซ๐ฌ!

We are pleased to recognize Mr. Abas Omar Hassan (Author) and Mr. Ali Abdi Yusuf (Co-Author) on the successful publication of their research article titled โ€œ๐“๐ก๐ž ๐ˆ๐ง๐Ÿ๐ฅ๐ฎ๐ž๐ง๐œ๐ž ๐จ๐Ÿ ๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐Œ๐ž๐๐ข๐š ๐๐ž๐ญ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค๐ข๐ง๐  ๐’๐ข๐ญ๐ž๐ฌ ๐จ๐ง ๐๐จ๐ฅ๐ข๐ญ๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐€๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ ๐€๐ฆ๐จ๐ง๐  ๐˜๐จ๐ฎ๐ญ๐ก ๐ข๐ง ๐Œ๐จ๐ ๐š๐๐ข๐ฌ๐ก๐ฎ, ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐šโ€ in the Journal of Somali Studies.

Read the full article here: https://hdl.handle.net/10520/ejc-aa_joss_v13_n2_a7

Hambalyo! Dhammaan ardayda ka gudubtay imtixaanka Qaranka ee Dugsiga sare, sanad dugsiyeedka 2025-2026.
15/08/2026

Hambalyo! Dhammaan ardayda ka gudubtay imtixaanka Qaranka ee Dugsiga sare, sanad dugsiyeedka 2025-2026.

Hambalyo, dhammaantiin.Center for Postgraduate Studies, Capital University of Somalia
12/08/2026

Hambalyo, dhammaantiin.
Center for Postgraduate Studies, Capital University of Somalia

11/08/2026
๐‚๐จ๐ง๐ ๐ซ๐š๐ญ๐ฎ๐ฅ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐ญ๐จ ๐Ž๐ฎ๐ซ ๐‘๐ž๐ฌ๐ž๐š๐ซ๐œ๐ก๐ž๐ซ๐ฌ!We are pleased to recognize ๐Œ๐ซ. ๐€๐ฅ๐ข ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž๐ข๐ง, together with his co-authors, fo...
09/08/2026

๐‚๐จ๐ง๐ ๐ซ๐š๐ญ๐ฎ๐ฅ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐ญ๐จ ๐Ž๐ฎ๐ซ ๐‘๐ž๐ฌ๐ž๐š๐ซ๐œ๐ก๐ž๐ซ๐ฌ!

We are pleased to recognize ๐Œ๐ซ. ๐€๐ฅ๐ข ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž๐ข๐ง, together with his co-authors, for the successful publication of their research article titled โ€œ๐€๐ฌ๐ฌ๐ž๐ฌ๐ฌ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐จ๐Ÿ ๐–๐š๐ญ๐ž๐ซ, ๐’๐š๐ง๐ข๐ญ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐š๐ง๐ ๐‡๐ฒ๐ ๐ข๐ž๐ง๐ž ๐จ๐ง ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐š๐ง๐ ๐–๐€๐’๐‡ ๐‚๐จ๐ง๐๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐ข๐ง ๐Š๐š๐ก๐๐š ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ฅ๐ฅ๐ฒ ๐ƒ๐ข๐ฌ๐ฉ๐ฅ๐š๐œ๐ž๐ ๐๐ž๐ซ๐ฌ๐จ๐ง๐ฌ ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ ๐ข๐ง ๐Œ๐จ๐ ๐š๐๐ข๐ฌ๐ก๐ฎ, ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐šโ€ in the Veredas do Direito Journal.

Read the full article here: https://doi.org/10.18623/rvd.v23.4639

08/08/2026
Kulliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha, Jaamacadda Capital, ayaa soo agaasintay siminaar ku saabsana โ€œ๐€๐œ๐œ๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง๐  ๐๐ซ๐จ๐Ÿ๐ž๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐š...
03/08/2026

Kulliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha, Jaamacadda Capital, ayaa soo agaasintay siminaar ku saabsana โ€œ๐€๐œ๐œ๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง๐  ๐๐ซ๐จ๐Ÿ๐ž๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ฆ ๐š๐ง๐ ๐–๐จ๐ซ๐ค๐ฉ๐ฅ๐š๐œ๐ž ๐„๐ญ๐ก๐ข๐œ๐ฌโ€.

Waxaan mahad ballaaran u celineynaa Mr. Abdulkarim Ibrahim oo bixiyay siminaarkaan.

Guddoomiyaha Jaamacadda Capital, Dr. Ahmed Gaโ€™al Ali ayaa ka qaybgalay Shirka Sanadlaha ah ee Jaamacadaha Bariga Afrika ...
01/08/2026

Guddoomiyaha Jaamacadda Capital, Dr. Ahmed Gaโ€™al Ali ayaa ka qaybgalay Shirka Sanadlaha ah ee Jaamacadaha Bariga Afrika (Inter-University Council for East Africa), oo ka dhacay caasimadda dalka kenya ee Nairobi, inta u dhaxaysay, 29โ€“31 Luulyo 2026.

Shirkaan, waxaa ka soo qaybgalay hoggaamiyeyaasha jaamacadaha, cilmibaarayaal, khubarada tacliinta sare ee gobolka iyo daneeyayaasha waxbarashada. Inta uu shirku socdo, waxaa diiradda lagu saaray horumarinta tacliinta sare, xoojinta iskaashiga u dhexeeya jaamacadaha, kor u qaadista tayada waxbarashada, iyo dhiirrigelinta cilmi-baarista, hal-abuurka, iyo adeegsiga tiknoolajiyada casriga ah si loo horumariyo waxbarashada sare ee gobolka.

Ardayda Kulliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha, waxaa lagu wargelinayaa inay kasoo qaybgalaan siminaar ku saabsan โ€œ๐€๐œ๐œ๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง...
30/07/2026

Ardayda Kulliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha, waxaa lagu wargelinayaa inay kasoo qaybgalaan siminaar ku saabsan โ€œ๐€๐œ๐œ๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง๐  ๐๐ซ๐จ๐Ÿ๐ž๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ฆ ๐š๐ง๐ ๐–๐จ๐ซ๐ค๐ฉ๐ฅ๐š๐œ๐ž ๐„๐ญ๐ก๐ข๐œ๐ฌโ€.

Siminaarkaan aqoon kororsiga ah wuxuu bixi doonaa Sabti, August 1, 2026, 1:00pm, Campus.

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252619227222

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Capital University of Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Capital University of Somalia:

Shortcuts

Share