23/09/2026
๐๐๐ฒ๐ข๐๐๐ฅ๐ข ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ก๐ฆ๐๐, ๐จ๐จ ๐ค๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐ก๐๐ฐ๐๐๐ง ๐ค๐ ๐ช๐๐ฅ๐ข๐ง-๐ฃ๐๐๐ข๐ง๐๐ฒ๐ฌ๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐, ๐๐ฒ๐๐ ๐ค๐ ๐ก๐๐๐ฅ๐๐ฒ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ฌ๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ข๐ข ๐ฎ๐ฎ ๐๐ก๐จ๐ฐ๐๐๐ง ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ฌ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ (๐๐๐๐๐๐๐๐๐).
Daraasadda oo cinwaankeedu yahay โGeopolitical Shocks and Economic Resilience in Somalia: Evidence from Trade Disruptions, Fuel Price Volatility, and Food Security Challenges," waxay diiradda saaraysaa saameynta isbeddellada iyo dhacdooyinka juqraafiyeed ee caalamiga ah ku yeelan karaan ganacsiga, isbeddelka qiimaha shidaalka, sugnaanta cuntada, iyo adkaysiga dhaqaalaha Soomaaliya.
Cilmi-baaristan waxay muujinaysaa sida ardayda Kulliyadda Dhaqaalaha ay uga qayb qaadanayaan cilmi-baaris ku salaysan xog iyo caddayn, isla markaana ay u darsayaan arrimaha dhaqaale ee muhiimka u ah Soomaaliya.
Jaamacadda SIMAD | Kulliyadda Dhaqaalaha