Benadir University of Veterinary Students Association - buvsa

Benadir University  of Veterinary Students Association - buvsa BENADIR UNIVERSITY 'STUDENTS ASSOCIATION (BUVSA)

23/12/2023
14/12/2023
Buug uu qoray Hormuudka Kuliyadda Culuumta Xoolaha ee Jaamacadda Benadir Dr. Abdi Arif Gure cinwaankiisuna yahay ๐—ก๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ...
12/12/2023

Buug uu qoray Hormuudka Kuliyadda Culuumta Xoolaha ee Jaamacadda Benadir Dr. Abdi Arif Gure cinwaankiisuna yahay ๐—ก๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—›๐—ถ๐—น๐—ถ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ (๐— ๐—ฒ๐—ฎ๐˜ ๐—›๐˜†๐—ด๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฒ) ayaa lagu soo bandhiggi doonaa maalinta Khamiista, Xarunta Prof. Cadoow ee Jaamacadda Benadir
KAFAIDEYSI. WACAN

Badbaadinta xoolaha waa jiritanka bini aadamka
30/10/2023

Badbaadinta xoolaha waa jiritanka bini aadamka

Welcome to your students  Dr Abdi Arif Gure
24/10/2023

Welcome to your students Dr Abdi Arif Gure

Congratulations, Dr. Abdi Arif Gurre on your new appointment as Dean of the Faculty of Veterinary Science! Wishing you success in your new role!

23/10/2023

Kafaideysi wacan dhamaan
30/09/2023

Kafaideysi wacan dhamaan

Waxaa Sharaf inoo ah in aad nagala soo qeyb gasho siminaar Cinwaankiisu Yahay "The Benefits of Improving Animal Welfare from the Perspective of Animal production".
Waxaa Nagala qeyb qaadanayo mowduuca
Dr. James Yeates
World Federation for Animals.
Prof: Dr. Abdi Arif Gure
Benadir University
Dr. Pravin Mishra
University of Hawaiสปi, USA
Barbara Gardner
Founder and CEO
Animal Interfaith Alliance
GOOBTA: Prof. Adow campus, Benadir University, Mogadishu Somalia
Taariikhda: 05 October 2023, 1:00PM
Waxaa soo qaban qaabiyay Somali Animal Welfare Society iyo Jaamacadda Benadir

Asc dhaman ardeyda somaliyeed gaar ahaan kuwa jecel barashada culuumta xoolaha waxaa loogu  bishaaraynaya in ay ka faaii...
23/09/2023

Asc dhaman ardeyda somaliyeed gaar ahaan kuwa jecel barashada culuumta xoolaha waxaa loogu bishaaraynaya in ay ka faaiideystan fursad deeq waxbarasho oo qeyb ah (Partial Scholarship) ay bixineyso Jamacada Benadir
Fadlan ka qeybqaado Sare uqaadista waxsoosaark dalkaada
Hormar wacan

HAMBALYO B**H 10 Ee Kulliyda Cilmiga xolaha jmaacda Benadir university
17/08/2023

HAMBALYO B**H 10 Ee Kulliyda Cilmiga xolaha jmaacda Benadir university

We wish Success the  Batch 10
30/07/2023

We wish Success the Batch 10

๐‚๐ข๐ข๐ ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐งDhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta waxaan ugu hambalyeynaynaa  munaasabadda barakaysan ee Ciidd...
27/06/2023

๐‚๐ข๐ข๐ ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง
Dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta waxaan ugu hambalyeynaynaa munaasabadda barakaysan ee Ciidda AL Adxa

Ciiddan ciiddeeda Rabbi ha innagu gaarsiiyo samo iyo sareedo.

๐„๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐‘๐€๐Š

ุนูŠุฏ ุฃุถุญู‰ ู…ุจุงุฑูƒุŒ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„.

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฃู„ู ุฎูŠุฑ.

24/06/2023

Kulliyadda Cilmiga Xoolaha ee Jaamacadda Benadir University ayaa ardeyda u sameysay Tababar, si aqoonta ay u leeyihiin Cilmiga Xoolaha sare loogu qaado.

Address

Mogadishu
NA

Opening Hours

Monday 07:00 - 19:00
Tuesday 07:00 - 19:00
Wednesday 07:00 - 19:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 19:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252615306580

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Benadir University of Veterinary Students Association - buvsa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share