جيل الأمل - Hope Generation

جيل الأمل - Hope Generation Hope Generation Of Somalia (HOGESO) is a non -governmental Youth Development Organization, founded by group of Somali Young Men And Women. in 2014. Tranning.

Hope Generation Of Somalia (HOGESO) is a non -governmental Youth Development Organization, founded by group of Somali Young Men And Women, who realized the significance of youth groups in the development of the society. HOGESO are know engaged in projects that can be categorized into four key areas i.e. Teaching Mobilazing Social Events, Awareness of anti social elements. Building and improving

Youth Capacities Of all levels Are More needed in our society, so that young people are educated more in ways that benefit them the country’s social and economic development. Our Vision

Creating a society where young people can exercise and enjoy their rights and grow as Responsible And Productive. Our Mission:

Building capacities of young people through Telling, Teaching and Training. Primary objectives:

1. To maintain unity, understanding, cooperation, tolerance, peace among the youth Communities.
2. Promoting open youth-to-youth communication (Multicultural bridge building), through participation in sports, arts and culture on youth.
3. To promote the role of young people as positive actors of change in peace-building processes;
4. To Create Public awareness of the necessity of positive youth engagement.
5. To promote the love of education among the upcoming generation.
6. To fight against social evils & anti social elements such as Drugs, AIDS, Alcohol, Poverty, Illiteracy, etc.
7. To solve the problem of Unemployment, And Creating Jobs For The Youth.
8. Mobilizing resources for the purpose of promoting youth related projects.
9. Enhancing leadership development among young people.
10. Organizing events in order to give the youth exposure and sensitize the community on social, environmental and political issues affecting them.
11. To develop responsible young people who will be able to make right choices in their lives.

Guddoomiyihii h**e ee جيل الأمل - Hope Generation ahna xubin ka mid ah Golaha sare ee jiilka  Ustaad Maxamed Barawaani ,...
05/12/2024

Guddoomiyihii h**e ee جيل الأمل - Hope Generation ahna xubin ka mid ah Golaha sare ee jiilka Ustaad Maxamed Barawaani , ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tegay iskuulka Al Kowther Model, halkaas oo uu kula kulmay ardayda, macallimiinta, iyo maamulka iskuulka.

Booqashadan ayaa qayb ka ah dadaalada ururka ee kor u qaadista wacyiga dhallinyarada iyo dhiirrigelinta ahmiyadda ay leedahay waxbarashadda.

Ururka Hope Generation wuxuu sii wadi doonaa dadaalladiisa ku wajahan kobcinta dhallinyarada iyo dhismaha jiil awood leh oo maskax ahaan, jismi ahaan iyo ruux ahaanba diyaar u ah inay saameyn togan ku yeeshaan bulshada.

Waxaan u mahadcelineynaa maamulka iyo macallimiinta Iskuulka Al Kowther Model sida diirran ee ay noo soo dhaweeyeen.

23/11/2024

Hambalyada 10 sano guurada Jiilka Rajada ayaa naga soo gaartay 𝐁𝐨𝐪𝐨𝐫𝐭𝐨𝐨𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐈𝐧𝐠𝐢𝐫𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚, waxaa noo soo diray guddoomiyehii h**e ee Warta Nabadda ee Jiilka Rajada Soomaaliyeed ee 𝐔𝐬𝐭𝐚𝐚𝐝 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐤𝐚𝐫𝐢𝐦 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐮𝐝 𝐀𝐥𝐢.
Toban sano oo adeeg bulsho ah.

Ururka Jiilka Rajada Soomaaliyeed جيل الأمل - Hope Generation ayaa soo agaasimay aqoon iswaydaarsi cinwaankiisu ahaa “XE...
19/11/2024

Ururka Jiilka Rajada Soomaaliyeed جيل الأمل - Hope Generation ayaa soo agaasimay aqoon iswaydaarsi cinwaankiisu ahaa “XEERARKA DOORASHOOYINKA DALKA IYO MATALAADDA SHACABKA” uuna soo jeediyay Xeel dheere sharci Adv. Cabdiqaadir Shaylilaahy.
Waxaa kulanka ka soo qayb galay arday iyo dhalinyaro aad u danaynaysay Mawduuca aqoon iswaydaarsigan.

Jiilka Rajada Soomaaliyeed waxay u taaganyihiin Sare u qaadidda wacyiga iyo aqoonta dhalinyarada Soomaaliyeed.

Xafiiska Siyaasadda ee Jiilka Rajada Soomaaliyeed wuxuu agaasimayaa kulan wacyi dhis dhalinyaro ah oo la xiriira (XEERAR...
17/11/2024

Xafiiska Siyaasadda ee Jiilka Rajada Soomaaliyeed wuxuu agaasimayaa kulan wacyi dhis dhalinyaro ah oo la xiriira (XEERARKA DOORASHADA IYO MATALAADA SHACABKA).

Kulankan waxaa xog faahfaahsan oo Mawduuca xeerarka doorashooyinka la xiriira nagula wadaagi doona Xeeldheere sharci Ustaad Adv. Cabdiqaadir Shaylilaah.

Goobta kulanka: Hall - Taleex - Deg. Hodan.
Maalinta: Talaadada
Taariokhda: 19/11/2024
Saacadda: 04:00pm.

13/11/2024

Hambalyada 10 sano guurada Jiilka Rajada ayaa naga soo gaartay waddanka waxaa noo soo diray Guddoomiyahii Faraca Degmada Kaaraan Ustaad Cabdullaahi Macallin Axmed Gacal. Toban sano oo adeeg bulsho ah.

Dhamaan madaxda iyo xubnaha Ururka جيل الأمل - Hope Generation  waxay hambalyo qalinjabin farxad leh u dirayaan Gudoomiy...
13/11/2024

Dhamaan madaxda iyo xubnaha Ururka جيل الأمل - Hope Generation waxay hambalyo qalinjabin farxad leh u dirayaan Gudoomiyaha Faraca Heliwaa ee Ururka Mudane Cabduqaadir Mukhtaar Nuur oo ka qalin jabiyay Master degree in Economics, Universiti Utara Malaysia (UUM) .

Cilmiga aad baratay mid anfac leh Allaha ka dhigo. Guulo kale oo badanna waan kuu rajaynaynaa inshaa Allaah.

12/11/2024

Hambalyada 10 sano guurada Jiilka Rajada ayaa naga soo gaartay waddanka Jarmalka waxaa noo soo dirtay Guddoomiye ku xigeenkii h**e ee Ururka Ustadah Naciimo Cabdulle.
Toban sano oo adeeg bulsho ah.

10/11/2024

Hambalyada 10 sano guurada Jiilka Rajada ayaa naga soo gaartay Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga, waxaa noo soo diray guddoomiyehii h**e ee Jiilka Rajada Soomaaliyeed ee Degmada Yaaqshiid Ustaad Cabduqadir Cumar Xasan. Toban sano oo adeeg bulsho ah.

09/11/2024

Hambalyada 10 sano guurada Jiilka Rajada ayaa naga soo gaartay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya, waxaa noo soo diray guddoomiye ku xigeenkii h**e ee Jiilka Rajada Soomaaliyeed Ustaad Cabdifitaax Cali Cabdalla Imaam. Toban sano oo adeeg bulsho ah.

07/11/2024

Hambalyada 10 sano guurada Jiilka Rajada ayaa naga soo gaartay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya, waxaa noo soo diray Ustaad Nabiil Macallin Cismaan. Toban sano oo adeeg bulsho ah.

04/11/2024

Ustaad Maxamed Barawaani iyo Hambalayada 10 sano guurada ka soo wareegatay aasaaskii Urur ka Jiilka Rajada Soomaaliyeed.

03/11/2024

Hambalyada Ustaad Cabduullahi Macallin Cabdiraxmaan (Askari) ee 10 sano guurada ka soo wareegatay aasaaskii Ururka Jiilka Rajada Soomaaliyeed.


Address

Taleh
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when جيل الأمل - Hope Generation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to جيل الأمل - Hope Generation:

Share