25/05/2026
Ardayda sanadka ugu dambeeya ee Faculty of CS and IT, ee Jaamacadda Hormuud ayaa ka faaโiideystay aqoon-kororsi muhiim ah oo cinwaankiisu ahaa โ๐๐ก๐ ๐๐๐ญ๐ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ง๐๐ฒ ๐๐ซ๐จ๐ฆ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐๐๐ฌ ๐ญ๐จ ๐๐ง๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐๐ง๐ญ ๐๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌโ, kaas oo lagu qabtay xarunta ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฅ ๐๐ข๐ค๐ฆ๐๐ก.
Aqoon-kororsigaan waxaa bixiyay ๐๐ง๐ . ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐๐๐ฌ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐, Bare ka tirsan Jaamacadda Hormuud iyo cilmi-baare ku takhasusay garaad gacmeedka (AI), gaar ahaan dhanka caafimaadka.
Intii uu socday Aqoon-kororsigaan, ardaydu waxay si qoto dheer uga faaโiideysteen fahamka safarka xogta (Data Journey), laga bilaabo xog uruurinta, habaynteeda, iyo falanqeynteeda, ilaa sida Artificial Intelligence (AI) loogu adeegsado dhisidda xalal casri ah iyo goโaan-qaadasho xog ku dhisan.
Aqoon-kororsigaan wuxuu qeyb ka yahay dadaallada Jaamacadda Hormuud ee lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha, iyo diyaarinta ardayda si ay ula jaanqaadaan tiknoolajiyadda iyo isbeddellada casriga ah ee dunida.
---
Final-year students from the Faculty of CS and IT, at Hormuud University benefited from an important workshop session titled โ๐๐ก๐ ๐๐๐ญ๐ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ง๐๐ฒ ๐๐ซ๐จ๐ฆ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐๐๐ฌ ๐ญ๐จ ๐๐ง๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐๐ง๐ญ ๐๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ,โ held at the ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฅ ๐๐ข๐ค๐ฆ๐๐ก campus.
The session was delivered by ๐๐ง๐ . ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐๐๐ฌ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐, an Academic Staff at Hormuud University and an AI Researcher specializing in Healthcare Applications of Artificial Intelligence.
During the session, students gained in-depth insights into the Data Journey, starting from data collection, processing, and analysis, to how Artificial Intelligence (AI) is utilized in developing modern solutions and supporting data-driven decision-making.
This workshop is part of Hormuud Universityโs ongoing efforts to enhance studentsโ knowledge, skills, and readiness to adapt to modern technologies and the rapidly evolving digital world.