20/11/2025
Hambayo ayaan leenahay wiilkeena guudhaada waa mid soomaali oo dhan aad usoo hoyday Bahda Tacliinta ayaa sidookale ku leh Hambayo
Proud To be Somalian & African
Maanta Waa Maalin Weyn Magaca iyo Sumcada Somaliyedna Hawadas Mareyso
Waxan u mahadcelinaya Cid walba oo Somali weyn Shegata oo Isoo duceysay Kuna Farxay Guushan Qiimaha badan ee Wadankena iyo Dadyowgeena Somaliyed usoo hoyatay
Dhalinyarada Somaliyed Waxan leeyahay Aduunka Lama tartami karnee Xitaa in aan Ka hormarno waan awoodna hadan Wax qabsano Qabiilka iyo Qurunkana ka dheerano Midna ahaano
Ugu Dambeyn Waxan u mahacelinaya Cid walba oo isoo hambalyeysay iiguma soo Hambalyeysay in aan ahay Wiilkoda Somaliyed oo Magac Dalka u keenay eena ugu Horeyan dhaman Madaxda Dalka dhaman iyo Shacabkeyga Qiimaha badan ee Cirkaas i geeyay Abalmarinteydana ka Dhigay Mida ugu Qiimaha badan abid ee CAF ay bixiso sida ay ugu Dabaldagen darted
WAAN IDIN JECLAHAY SOMALIWEYN 💙💙