SALAAM UNIVERSITY - STUDENTS AFFAIRS

SALAAM UNIVERSITY - STUDENTS AFFAIRS Salaam University is a university committed to high quality education and the production of Holistic citizen graduates prepared for life of purpose

17/12/2025
15/12/2025

WARGALIN

Dhammaan Qalinjebiyaasha Sanadkaan 2025 waxaan kuwargelineynaa in Xafladda ay ka hartay 3 Maalin oo kaliya.

Hoos ka wac Saaxiibkaa ama Saaxiibtaa oo dheh Hambalyo Maalintaada Qalinjebinta.



25/10/2025

Hormuudka Arrimaha Ardayda ee Jaamacadda Ahmed H ŚeraΕ™ ayaa ka qeybgalay qalinjabinta dufcaddii 1aad ee ardayda baratay xirfadaha kala duwan ee Multimedia. Wuxuu boggaadiyay ardayda, kuna dhiirrigeliyay inay sii horumariyaan xirfadooda si ay uga miro dhaliyaan aqoontooda.

15/10/2025
08/09/2025

πŒπ€π†π€π‚π€π€ππˆπ’.

Abdirahmaan faarah Osman

Gudomiyaha gudiga tababarada iyo waxbarashada ee Midowga ardayda jaamacadda Salaam {SUSA}

β€œWaxaan Alle ka baryeynaa in xilka uu u noqdo masuuliyad uu ardayda ugu metelo si hufan.”


.

08/09/2025

πŒπ€π†π€π‚π€π€ππˆπ’.

Ahmed AbdiAziz faarax

Madaxa xiriirka iyo arimaha bulshada ee Midowga ardayda jaamacadda Salaam {SUSA}

β€œWaxaan Alle ka baryeynaa in xilka uu u noqdo masuuliyad uu ardayda ugu metelo si hufan.”


.

07/09/2025

πŒπ€π†π€π‚π€π€ππˆπ’.

Ridwaan Hussein Ibraahim

Gudoomiyaha golaha shuurada ee Midowga ardayda jaamacadda Salaam {SUSA}

β€œWaxaan Alle ka baryeynaa in xilka uu u noqdo masuuliyad ey ardayda ugu metesho si hufan.”


.

07/09/2025

πŒπ€π†π€π‚π€π€ππˆπ’.

Dr: Liibaan Mukhtaar muhudiin
xoghayaha midowga ardayda jaamacadda salaam {SUSA}

β€œWaxaan Alle ka baryeynaa in xilka uu u noqdo masuuliyad uu ardayda ku metelo si hufan.”


.

06/09/2025

πŒπ€π†π€π‚π€π€ππˆπ’.

Mr: Mahamed Nor Ahmed
Gudomiyaha golaha fulinta ee midowga ardayda jaamacadda salaam {SUSA}

β€œWaxaan Alle ka baryeynaa in xilka uu u noqdo masuuliyad uu ardayda ku metelo si hufan.”


.

Address

Wadnaha Street
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252615661169

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SALAAM UNIVERSITY - STUDENTS AFFAIRS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to SALAAM UNIVERSITY - STUDENTS AFFAIRS:

Share