Faculty of Health Sciences- Mogadishu University

Faculty of Health Sciences- Mogadishu University The faculty produces a new generation of highly-qualified health staffs, as it consists of: Nursing S

The faculty produces a new generation of highly-qualified health staffs, as it consists of: Nursing Science, Medical Laboratory Sciences, Public Health, Midwifery Science, and Nutrition & Dietetics.

Hambalyo Caa'isha Axmed Cali oo loo doortay Guddoomiye Ku Xigeenka Guud ee Ururka Ardayda Jaamacadda Muqdisho.
26/11/2025

Hambalyo Caa'isha Axmed Cali oo loo doortay Guddoomiye Ku Xigeenka Guud ee Ururka Ardayda Jaamacadda Muqdisho.

Hambalyo.
21/11/2025

Hambalyo.

Kulliyadda Culuumta Caafimaadka Jaamacadda Muqdisho waxay ku faraxsan tahay inay shaaciso ardayda kaalmaha ugu sarreeya ...
04/11/2025

Kulliyadda Culuumta Caafimaadka Jaamacadda Muqdisho waxay ku faraxsan tahay inay shaaciso ardayda kaalmaha ugu sarreeya ka galay takhasusyada kala duwan ee sannadkan 2025 ka qallinjebinaya Jaamacadda.

Ardaydaani ayaa muujiyey dadaal iyo karti heer sare ah, taasoo ka tarjumeysa heerka ay gaareen iyo kor u qaadista himilooyinkooda, mar kale hambalyo.




Semester-ka Cusub ee inoo bilaabanaayo   6da bisha 9aad, RABBI ha inoo barakeeyo.
04/09/2025

Semester-ka Cusub ee inoo bilaabanaayo 6da bisha 9aad, RABBI ha inoo barakeeyo.


Congratulations, Amuun Fargax, a graduate from the Faculty of Health Sciences at Mogadishu Univeristy, Batch 17. This is...
31/08/2025

Congratulations, Amuun Fargax, a graduate from the Faculty of Health Sciences at Mogadishu Univeristy, Batch 17. This is a tremendous achievement and a major milestone in your professional journey.

​Successfully having your nursing education from recognized as equivalent to a Bachelor of Science in Nursing in the is a testament to your hard work, dedication, the quality of your education, and the strong foundation you received at Mogadishu University. You should be immensely proud of this accomplishment.

​Best of luck with your next steps toward becoming a licensed registered nurse. Towards a better future!

Congrats Graduates  .
24/05/2025

Congrats Graduates .

Big   Insha ALLAAH. . . .
20/05/2025

Big Insha ALLAAH.

.
.
.

Hambalyo  . Guuleystayaasha Koobka  .
20/02/2025

Hambalyo . Guuleystayaasha Koobka .

FINAL Kulanka Berito ee Tartanka FOHSMED Cup 2025.MBBS-A10 🆚 MLS-KGuusha yaa is leedahay way raaci doontaa oo noqon doon...
19/02/2025

FINAL

Kulanka Berito ee Tartanka FOHSMED Cup 2025.
MBBS-A10 🆚 MLS-K

Guusha yaa is leedahay way raaci doontaa oo noqon doono Guuleystayaasha sanadkaani?

.
.

Tartanka FOHSMED CUP ee Jaamacadda Muqdishu.Wareegga 4-dhamaadka.Waxaa ciyaarta Kama-dambeysta Tartanka u soo gudbay MBB...
13/02/2025

Tartanka FOHSMED CUP ee Jaamacadda Muqdishu.
Wareegga 4-dhamaadka.

Waxaa ciyaarta Kama-dambeysta Tartanka u soo gudbay MBBS-A10 iyo MLS-K.

.
.

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faculty of Health Sciences- Mogadishu University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Faculty of Health Sciences- Mogadishu University:

Share