Somali Technical & Training Institute

Somali Technical & Training Institute Waxaad Halkaan ka baraneysaa Dhamaan Qeybaha Kala Duwan Ee Xirfadaha
Caafimaadka, Saxaafada. Luuqad

Ramadan Mubarak to the Muslims  May Allah give us peace, happiness and contentment this month. May Allah accept our pray...
10/03/2024

Ramadan Mubarak to the Muslims May Allah give us peace, happiness and contentment this month. May Allah accept our prayers and most of all May Allah forgive us for all our sins and admit us all to Jannah.

Barashada computer 🖥 is qorista waa ay socotaa ee horay u gaar.
21/08/2023

Barashada computer 🖥 is qorista waa ay socotaa ee horay u gaar.

Dhamaan bahda jecel waxbarashada waxan ogeysiineynaa in Somali Technical & Training Institute (STTI) uu bilaabi doono  f...
26/04/2023

Dhamaan bahda jecel waxbarashada waxan ogeysiineynaa in Somali Technical & Training Institute (STTI) uu bilaabi doono fasalo cusub oo loo qaadan doono korsooyinka meesha ku xusan wixii faahfaahin ah la xariir
616 09 94 70/613 39 61 72/615 00 01 73
/615466401
F:G: machadka waxa uu ku yaalaa Degmada wadajir gaar ahaan xaafadda xasan hilaac

18/01/2023

Stickesr lagu barto xirfadda cilaanka waa diyaar

Ogeysiis Dhamaan bahda jecel barashada xirfadaha cilaanka iyo make-upka waxan  ogeysiineynaa in aan bilaabi rabno koorso...
03/01/2023

Ogeysiis
Dhamaan bahda jecel barashada xirfadaha cilaanka iyo make-upka waxan ogeysiineynaa in aan bilaabi rabno koorsooyinkas oo soconayo mudo 3 bilood waxayna bilaabmi doontaa 7/1/2023.
Is qorista waxa ay ka socotaa machadka STTI oo ku yaala degamada wadajir gaar ahaan xaafadda xasan hilaac wixii faah faahin ah la xariir
616 09 94 70/ 613 39 61 72/615 00 01 73

07/11/2022
Machadka STTI Waxa  qaadan doonaa fasalo cusub oo lagu baranayo xirfadda cilaanka mudo 3 bilood Machadka waxan uu ku yaa...
03/11/2022

Machadka STTI Waxa qaadan doonaa fasalo cusub oo lagu baranayo xirfadda cilaanka mudo 3 bilood
Machadka waxan uu ku yaalaa demada Degmada wadajir gaar ahaan xafadda xasan hilaac wixii faah faahin ah wac
616099470/615000173/613396172

30/10/2022

Ardayad ka mid ah ardayda wax ka barata machadka STTI xirfadda cilaanka oo soo sameystay practic.

Address

Hassan Hilaac
Mogadishu

Telephone

+252616099470

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Technical & Training Institute posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share