Shahid Muse shiekh yusuf

Shahid Muse shiekh yusuf Waxan Ahay Shkhsi Udoda Arimaha Dhalinyarada Hanna Kaleh Siyasada Iyo Sidi Dalkan deganasho Siyasadeed iyo Iskufilnasho Dhaqale Logarsin Laha I'A

24/03/2026
22/07/2025

Xaalufka kusocda dhirteena oo nolosheena muhiim u ah waa in loo helaa badbaada degdeg ah si ay ubadbaadaan jiilasheena danbe.
Xanaanada xoolaha Wasaaradda Xanaanada xoolaha Dhirta & Daaqa

05/09/2021

Heesta Yax-Yax Iyo Xishod Xasusti Abdi Tahlil Warsame Codki October
Laxanka Iyo Codkaba Waxa H**e Ulaha Cabdi Tahlil Warsame
Like And Share Plz

04/09/2021

Nin dab damis ah ay ayaa jabinaya albaab ay ku jiraa nin naag.
Kadib markii uu soo bixiyay ayay xaaskiisii noqotayq😱😱😱

Wll Ha Hilmamin Inaad like dhahdo Page Kan I'A

''MAAL HAL MAALIN AH METELAD MUNAD LEH AYA INO DHAANTA''Waa Halkudhiga Dhalinta Aqonyahanka Ah Ee Besha Iskaleh Kursiga ...
03/09/2021

''MAAL HAL MAALIN AH METELAD MUNAD LEH AYA INO DHAANTA''

Waa Halkudhiga Dhalinta Aqonyahanka Ah Ee Besha Iskaleh Kursiga HOP:067
Waxa Kursiga Sumadisa An Kor Kusoxusay Uu Anbad Yahay inkabada 16 Sanadood Waxa Uu Gacanta Ugalay Koox Danlay Ah Oo Dhaqankina Jeeb Iyo Cududba Kumaroojiyay Dhalinta aqonyahanka Ahina Wax door ah Kumalahayn Cida Mudan kursiga In uu Umartiyo
Waxa ay Dhalinti Lahayd Umartiyeen Mudanayal Kale si Ref&Waxqabadba ay Ugahelan Waana wax Ceeb Ku'ah Mudanayashi Masirki Umada La'anbaday Layab malahan oo Mudanaha Kursiga Ragba Kabayacay Shayguna Marki aad Gadato Waaka Milki Guray.
Kooxdani Hal Qaf ayay Isla Caanashuban Jiren Marti ayayna Uga Ahayen Herarka Bulsho Ee Besha Inteeda Kale Waxa Ayna Gacan Marojin Jiren Herarka Besha kursiga Iskaleh Ay Uqaybsanthy Sida Dhaqan, Dhalinyaro, Culumo Iyo Caamo Intaba Marki Lagarebo Dhalinyaro Koban Oo Berya Uun Hadal Haya Ina Latusiyo Dhalanted Uun Reja Iska Ah Detana Toobyaha Aya Loogategi Jiray Iyaguna Marka Ayay Calacal Iyo Maxa Nabaday Kucatabi Jiren wxad Mooda In Dorashadan Dadku Ubisladen Isbedel Waayahi Khiyaliga Iyo Iscanashubka Kudhisanina Iskadhamaday Oo Isbedeldonka Dhan walba Sameyay Dhalinyaro,Dhaqan,Haween,Culumo Iyo Caamo Intaba Kursiga ayay Isha Kuhayan Iyado Dhalinti Kooxda Danlayda Ah Lasafnana Ay Dagaalka Safka H**e Uga jiraan Fa'idana Ka arka Isbedelka Iyo In ay Anbadkoodi Shalay Dib Ugalabteen.
Rag Badan Aya Uxusul Dubaya Buuxinta Kursiga Leh Sumada An Kor kusoxusay Kuwa oo kakoban Herarka Bulshaduba ay Kakobantahay Dbcan Somalida Kumah-Mahda ''FULAY XANTISA MAMOOGA'E''
Nin Waliba Waa Ogyahay Weelka Uu Cana Kuleyahay Sida Anaguba Aan Ukalagaran Karno Qafnimadooda Marki an Eegno Soyalkooda Nololeed Waa Xaqiq In Aan Loowada Helidonin Sida Logugulfinayo Haddana Mid Dull Uleh Dadkan Daalay Ebe Ha inogasosaaro Naf iyo malna Taa An Uhurno I'A
Waxaan Ubahanahay Isbedel Muqda Oo An Ahayn In Qaffi Qaf Bedele Eh waxan Ubahanhay Mudane Leh Sifoyinkan Sosocda IWM Inti Garashadayda Ah

1-HAL ADAYG ( Xaqiisa Dhacsan Kara Yaqanan Halka Ay Waxkajiraan Kudhiran Kara Shegida Doda Uu qabo)

2-HAN SARE ( In anu Maqla-Qaad Ahayn Wixi Loturana Anu iskahaban Cadka Beshu Mudantahyne Sodhici kara)

3-HIMILO-HOGAMINEED ( Marki Kursiga Uuhelo K**i Socan Kara Kurasta Shilista Ah E Hay'adaha Dowlada Tusale Wazir Buxa, K/Xigen Wziru-Dowle IWM)

4-ARAGTI-TOOLMON (Argti Inta Badan Waxdhisayda)

5-OGAALKA TAGTADA (Shalay Uu Wax Ka'Ogyahay)

6-EEGISTA TAGANTA ( Malinta Latagnyahy Qimayn Kara,Fursadaha Tagan Dadkisa Ugafa'ideynkara)

7-ODOROSKA TIMAADADA( Berri Iyo Mustaqbalkana Kafikira Iyo In Uu dadkisa Lagacy Ugatago Si Berri Logu Abal Mariyo)

Waa In Uu udhega-dhugulyahay Bulashadi Uu kadhex Yimid Herarkeeda Kaladuwan Kanataagsan Karo Dhibatoyinki lagulahungoobay Kuwi Assaga Kahoreyay
Isbedel Donku Uma Bahna Ballan Qaad An Dibnaha Dhafsanayn Iyo Kalaxulasho Iyo Kalajebinta Dadka Uu Kursiga Kumetelo Mudanuhu Ta bedelkeda innu iskuhayo aya Lobahanyahay
Waxa Kursiga Uxusul Dubaya Dadka Kudhaw Ilaa 7 Qaf Iyado kabadanina Ay Suragal Tahay Inkasto Kuwa isdiwangeliyaahi Noqon Donan Musharixinta Dhabta Ah
Dhalinta Fursada Uhela Kalaxulashada Raga Kursi donka Ahi Waa In Anay

''MAAl HAL MALIN AH KADORAN METELAAD MUNNAD LEH''

FG: Wixi Kudaris Ah Sifoyinka Xulashada Mudanaha Ogalkaga Inogudar Si iyaguba Ay Ugubararugan.
Mase Kumuqda Mudane Leh Sifoyinka Amaba Sodhaweynkara Kole Ragga Midna Kumasegana'E
Garsii Dadka kale oo LIKE AND Share Dheh

QORE:Shahid Muse shiekh Yusuf

ADAA KOOFIYOOW JIITAY OON DUNIDA JOOGEEYNE Akhyaarta sarkaalkani wuxuu ahaa madaxii syaasada iyo howlgalada ee Gumeysigi...
27/08/2021

ADAA KOOFIYOOW JIITAY OON DUNIDA JOOGEEYNE
Akhyaarta sarkaalkani wuxuu ahaa madaxii syaasada iyo howlgalada ee Gumeysigii Ingiriiska Gobolada waqooyi Somaliland 1913 ayeey Ciidamadii Daraawiishtu ku dileen meesha la yidhaahdo Ina Dulmadoobe oo Burco u dhow kadib markii ciidamadu watay lagu jabiyey goobtaas waxaa la yaab aheyd nin ka mid ah shacabkii ku noolaa Somaliland xiligaas oo Richard Corfield Soomaaliduna u taqaanay Koofi ayaa xukun guracan ku riday jilibka ka mid ah dadkii Deegaanka Burco ku noolaa xiligaas nin ka mid ahaa jilibkii xukunka lagu riday ayaa Koofi gabay ku habaaray sidii habaarku ahaa ayeey dhimashadiisiina u dhacday wuxuuna yidhi sidan
SAYIDKO WAX GALAY RAADCADOO LA ISKU SOO GAADHAY
ADIGA IYO GUBNIGAAD WADATAA GOOBA TAAL NOQO EE
GIRLIGAANKU KAA JOOGSAY OO GUUXA KAA DAMIYEE
KU GOOGOSTE NIMANKII KUFRIGA GAAJADOOW QABAYE
AFKUNA GOW KUSOO YIDHI XAAJADAAD GEES U BADISAAYE
GUGA HA GAADHIN ADIGAA TOLKEEY GAAJADAAS BADAYE
Koofi Gobolkiisii ayaa taaladaas looga dhisay sanad kastana maalintii dhimashadiisa waa fasax Schoolada iyo shaqooyinku dilkii koofi Ismaaciil mire aun wuxuu Abaanduulihii ciidanka Daraawiishta ee Goobtaas wuxuuna ka tiriyey gabay warbixin ahaa oo Sayid maxamed uu uga warbixinaayey sidii Dagaalku u dhacay
ANAGOO TALEEX NAAL JAHAAD TALADII SOO QAADNAY
Sayid maxamed markuu gabaygii sifiican u dhageystay ayuu isna tiriyey gabaygii ahaa
ADAA KOOFIYOOW JIITAAYAAN DUNIDA JOOGEEYNE

Like And Share.

Qore: Muxumed Saahid

Cidna hala wadaagin dhibaatooyinkaaga gaarka ah, hana ku qeylin cod dheer si ay dadka kuu maqlaan, inta badan insaanka m...
12/08/2021

Cidna hala wadaagin dhibaatooyinkaaga gaarka ah, hana ku qeylin cod dheer si ay dadka kuu maqlaan, inta badan insaanka muraad k**a yeesho xaaladaha aad la nooshahay, qaar kamid ah maba doonayaan dhegaysigeeda xittaa haddaad afkaaga uga sheegto, halka kuwa kale ay ku farxayaan marka uu culays kula soo gudboonaado, isku dhiib Rabbigaaga oo la kaasho duruufaha adag ee kugu xeeran waayo isaga oo keliya ayaa ahaaday midka aan kaa jeesan, ku maqlo, ku garab istaaga, kuu naxariisto, farxad ku siiya, kuu gargaaro marka aad kaalmo weydiisato.

Dr Zakir Naik.

Like And Share

Musnasabada Malinta Barakaysan Ee Eidul-Adxa Waxan Hanbalyo Iyo Ducaba Udiraya Guud Ahan Walalaha Somaliyed,Walidinta, S...
20/07/2021

Musnasabada Malinta Barakaysan Ee Eidul-Adxa Waxan Hanbalyo Iyo Ducaba Udiraya Guud Ahan Walalaha Somaliyed,Walidinta, Saxibada Iyo Qoyskaba.

Waxan Leyahay Rabbi Ha Inaga Aqbalo Acmaashi Wanagsanayd Rabbi Ha Ku abal Mariyo Qaf Walba Wixi Ay Naftedu Tebeysay Teda Kalana Barare Iyo Barwaqo Rabbi Ha Inagu Garsiyo Idam Alle

10/07/2021

2 Daqiqo Oo aad Waxbadan Kafa'ideysan donto Naladawo I'A

25/06/2021

26-ka June 1960: "Farxaddu waxay ahayd sida in Soomaalida dembigooda la dhaafay Farxada iyo Hilowga Dadku Ay Uqaben In ay Malinta oo kale arkan''
Carruur u gacan haatineysay mid ka mid ah saraakiishii Gumeystihii Britain
Lixdan iyo 1 sano Kahor Waxa Ay aheyd markii gobolladii waqooyiga Soomaaliya ee la oran jiray British Somaliland ay xorriyadda ka qaateen gumaystihii Ingiriiska.

Maalmo kaddibna waxa ay la midoobeen gobolladii koonfurta Soomaaliya ee la oran jiray Italian Somaliland - sidaasna waxaa 1-dii Luulyo 1960-kii ku sameysmay Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Adan Adde&Abdirashid C shrma'arke oo isisalamaya Allaha Uwada naxariste

Magaalada Hargeysa oo xarun u aheyd maamulka gumaystihii Britain ee gobolladaasi, todobaadyadii ka hor maalinta xoriyadda, waxay kooxihii xorriyad-doonka ahaa ka wadeen diyaar garow aad u ballaaran oo ku aadanaa waynaynta maalintaas.

Waxay dadkii ka qeybgalay maalintaas ku tilmaameen maalin ay wada sugayeen Soomaalida.

Allaha u naxariistee Shamis Abokor Ismaaciil (Guduudo Carwo) oo ahayd haweeneydii ugu horraysay ee Soomaalida Waqooyiga ee heesta, oo na heesteedii ugu horesay ee 1952 laga baahiyay Raadiyo Hargeysa.

Shamis waxay qeyb ka aheyd dadkii diyaarinayay xafladdii debaaldegga xoriyadda ee lagu qabtay Hargeysa. BBCda ayey intii ay noolayd uga warrantay halgankii xorriyadda loo galay iyo maalintii calansaarka ee ku caanbaxday 'kanna siib kanna Saar'' Waxa ayna Garan wayday qimaha Malinta Erayo Ay kucabirto

Wayo Dadka Aya Helay in Calan Soomaaliyeed oo dhul Soomaaliyeed ka dul babaday

"Toddobaadkii ka horreeyay habeenkii 26-kii Juun wuxuu iska ahaa damaashaad, barnaamij baa laga qoray maalin walba wixii dhacayay ee laqabanayay, illeen barigaas dunida badankeeda baa xornimo qaadaneysay Somaliduna Xuriyada ayay Folinaysay ayuu yiri Janaraal Jaamac Maxamed Qaalib Oo Beriga Goob jog u aha

Maalintaas iyo habeenkeedii dadku ma aanay seexan oo farxad, raynrayn iyo damaashaad ayey isugu hambalyeynayeen, taasina waxay ku qasabtay waaligii ama barasaabkii gobolladaas maamuli jiray inuu dalka isaga dhoofo inta aanan wakhtiga rasmiga ah la gaarin ee isku badalidda labada calan.
Waxa Lashega In Calanka gumaystaha ninka mas'uulka ka ahaa Aanu sugin inta la laabayay, Malin kahorna Uu dhoofay, ninkii ku xigay baa wareejiyay xilka,

Dhalinyarada Manta Waxaa saran mas'uliyad Kawayn Inn calanka La'iskusawiro Aladaha baraha Bulshada viewers Logaradiyo waa in ay layimaden Aragti Lagugarsinayo dadka Iyo dalkan dallan Xuriyad maskaxeed, Mid Dhaqale Intaba Wa muhim in caqliga Lagashaqeysiyo Fikirado Iyo Curina Ay layimadan Dalka Iyo Dadka Waxtarayda

IFIN: Wxad arkayda dadbadan Oo iskuqaldaya Medebka Calankenu leyahay Oo Mara Kasta Oo bulug ah moda Calankenu waa Bulug Biya-Biya ah oo an tiqq ahayn
Mahadsanidin
Qore :Shahid Muse Shiekh yusuf

21/06/2021

Inta Door Fanintiin Dadka Umayaratin
Ina Duunya Beshiin Dalka Kamahabawdin

Like,Share And Comment

Address

Mogadishu

Telephone

+252615667077

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shahid Muse shiekh yusuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Shahid Muse shiekh yusuf:

Share