12/08/2026
๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ Hormuud waxay ka qaybqaadatay ๐๐ช๐จ๐จ๐ง-๐ข๐ฌ๐ฐ๐๐ฒ๐๐๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐ข๐ข๐ฆ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐ฌ๐๐ง๐๐๐ง๐ญ๐ ๐๐ซ๐๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐ค๐ (๐๐) ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐, taas oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyada ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐, iyadoo iskaashi lala sameeyay UNESCO iyo daneeyayaal kale oo heer qaran iyo heer caalami ah.
Jaamacadda waxaa matalayay ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐๐๐ฌ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐, oo ah Bare & Cilmibaare ka tirsan ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ Hormuud, iyo PhD Candidate ku takhasusay Graad Gacmeedka (AI), isla markaana xubin ka ah Guddiga Qaran ee Qiimeynta U-diyaargarowga Graad Gacmeedka. Waxa uu ka qaybqaatay doodaha ku saabsan mustaqbalka AI ee Soomaaliya, siyaasadda iyo istaraatiijiyadda AI, u adeegsiga si masโuuliyad leh , maamulidda xogta, anshaxa AI, iyo doorka tacliinta sare ee dhisidda nidaam qaran oo waara oo ku salaysan AI.
Iyadoo ay noqotay Jaamacaddii ugu horreysay Soomaaliya ee bixisa heerka Bachelor-ka ee Artificial intelligence (AI), ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ Hormuud waxay sii wadaysaa dadaalladeeda ku aaddan horumarinta waxbarashada, cilmi-baarista, hal-abuurka, iyo kobcinta xirfadaha AI, si ay uga qaybqaadato isbeddelka dhijitaalka ah ee Soomaaliya iyo horumarinta AI si masโuuliyad leh.
๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ Hormuud waxay rajaynaysaa in ay sii waddo iskaashiga ay la leedahay hayโadaha dowladda, UNESCO, jaamacadaha, warshadaha, iyo hayโadaha horumarinta, si loo dhiso mustaqbal AI oo loo dhan yahay, anshaxa ku saleysan , hal-abuurna ku dhisan oo Soomaaliya u horseeda horumar waara.
----
Hormuud University participated as an academic stakeholder in the ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ซ๐ญ๐ข๐๐ข๐๐ข๐๐ฅ ๐๐ง๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐๐ง๐๐ (๐๐) ๐๐๐๐๐ข๐ง๐๐ฌ๐ฌ ๐๐ฌ๐ฌ๐๐ฌ๐ฌ๐ฆ๐๐ง๐ญ, organized by the ๐๐ข๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฒ ๐จ๐ ๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐๐ง๐ ๐๐๐๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐จ๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ in collaboration with UNESCO and other national and international stakeholders.
The University was represented by ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐๐๐ฌ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐, Academic Staff at Hormuud University and PhD Candidate in Artificial Intelligence, serving as a member of the National AI Readiness Assessment Committee, where he contributed to discussions on Somaliaโs AI future, including AI policy and strategy, responsible AI, data governance, ethical AI, and the role of higher education in developing a sustainable national AI ecosystem.
As the first university in Somalia to offer Bachelor's degree programs in Artificial Intelligence, Hormuud University remains committed to advancing AI education, research, innovation, and capacity building to support Somaliaโs digital transformation and responsible AI development.
Hormuud University looks forward to continued collaboration with government institutions, UNESCO, academia, industry, and development partners in shaping an inclusive, ethical, and innovative AI future for Somalia.