Iid cabdi macalin

Iid cabdi macalin cabdi

28/03/2024
Laamida oo dayac tir lagu samaynayo oy shaqadeedu marayso
03/11/2023

Laamida oo dayac tir lagu samaynayo oy shaqadeedu marayso

Alxamdulilaah  caawa waxaa ka da,ay qabalaha hariir iyo agagaarkiisaba roob mahiigaan alx waa barwaadii ilaahay een inba...
03/11/2023

Alxamdulilaah caawa waxaa ka da,ay qabalaha hariir iyo agagaarkiisaba roob mahiigaan alx waa barwaadii ilaahay een inbadan wada sugaynay

Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo wax...
31/10/2023

Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo waxaan halkan uga hambalyeynayaa wllky cabdulaahi faarax iyo marwadiisa xamda oo arooskoodu kadhacay qabalaha hariir ee dagmada shaygoosh guurkiinu guur khayrle

Alxamdulilaah gaaladii Israel 🇮🇱  oo baro kac ah illaahaw jabi  gaalada oodhan muslimiintana  ☪️ quwee yaa Allah aamiin
23/10/2023

Alxamdulilaah gaaladii Israel 🇮🇱 oo baro kac ah illaahaw jabi gaalada oodhan muslimiintana ☪️ quwee yaa Allah aamiin

Caawa waa habeenkii dhalashada nabigeena muxamad scw scw scw scw scw scw  dhamaan asxaabta aan kuwada salinno nabigeena ...
27/09/2023

Caawa waa habeenkii dhalashada nabigeena muxamad scw scw scw scw scw scw dhamaan asxaabta aan kuwada salinno nabigeena ruuxii kusaliya Hal Mar aha ruuxii kusaliya nabigeena toban jeer yaa lagu saliye إذ مرة من يصل عشر الحسيب

Kusaliya nabigeena muxamad scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
25/09/2023

Kusaliya nabigeena muxamad scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

Geedkaan Magiciisa yaa yaqaaana hadaad taqaanaan commentiga noogu soo reeb
25/09/2023

Geedkaan Magiciisa yaa yaqaaana hadaad taqaanaan commentiga noogu soo reeb

25/09/2023

Jacfar sheikh mahamed Ahmed oo kahadlay misjidka cilmi dheere

23/09/2023

Arooryo suuban dhamaan asxaabta meel kastood daafaha dunida kajoogtaan waan idin salaanay

17/09/2023

Allahayaw dariiqada quwee daa,im abidkaaye

13/09/2023

Gabaygii ceebdiid ee uu curiyey (tiriyey) abwaan faysal ee ahaa hiil wlltinimo ee u ku garab istaagayey xaq udirirka ssc oo u ku qeexay abwaanku inaynan ahaan doonin dagaalku dhulbahante oo kali ahee amba harti kali ahee uu noqon doono daarood oo dhan

Address

Jidka 3
Muqdisho
HALEEL

Telephone

+251967826218

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iid cabdi macalin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Iid cabdi macalin:

Share