Midowga Ardayda Jaamacadda SIU

Midowga Ardayda Jaamacadda SIU Official page of Somali International university Students' Union(MAJSI).

๐€๐ซ๐›๐š๐œ๐š๐๐š ๐Ÿ‘-๐๐š ๐‰๐ฎ๐ฎ๐ง waxaa jira kulanka ๐Ÿ๐ข๐ง๐š๐ฅ-๐ค๐š tartanka kubbadda cagta ardayda kulliyadaha Jaamacadaha SIU.Waxaa final-k...
02/06/2026

๐€๐ซ๐›๐š๐œ๐š๐๐š ๐Ÿ‘-๐๐š ๐‰๐ฎ๐ฎ๐ง waxaa jira kulanka ๐Ÿ๐ข๐ง๐š๐ฅ-๐ค๐š tartanka kubbadda cagta ardayda kulliyadaha Jaamacadaha SIU.

Waxaa final-ka wadacayaari doona tartamayaasha labada kulliyadood ee kala ah:

๐Ÿ. ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ง๐ฃ๐ข๐ง๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐ญ๐š ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ
๐Ÿ. ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š.

Saadaali natiijada kulankan adag ee u dhexeeya labadan kulliyadood oo final-ka isugu soo haray.

๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐›๐›๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐ ๐ญ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐” ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.Tartanka oo soo gaaray qeybihiisii dambe   (๐ฌ๐ž๐ฆ๐ข๐Ÿ๐ข๐ง๐š๐ฅ)  ...
31/05/2026

๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐›๐›๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐ ๐ญ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐” ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.
Tartanka oo soo gaaray qeybihiisii dambe (๐ฌ๐ž๐ฆ๐ข๐Ÿ๐ข๐ง๐š๐ฅ) waxaa galabta dhacay cayaaro xamaasad badan oo dhexmaray:
Kulankii Koowaad waxaa galabta cayaaray Kulliyadda Ganacsiga iyo Dhaqaalaha iyo Kulliyadda Culuumta Caafimaadka, waxaana final-ka usoo baxday Kulliyadda Ganacsiga iyo Dhaqaalaha.
Kulankii Labaad waxaa galabta cayaaray Kulliyadda Injinneeriyada iyo Culuumta Tiknolojiyada iyo Kulliyadda Siyaasadda iyo Culuumta Bulshada, waxaana final-ka usoo baxday Kulliyadda Injinneeriyada iyo Culuumta Tiknolojiyada.
#๐’๐ˆ๐”๐‚๐ฎ๐ฉ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”
#๐’๐ˆ๐”
#๐’๐ž๐ฆ๐ข๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ
#๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ๐ฌ
#๐…๐๐„
#๐…๐„๐‚๐“

๐Ÿ…๐๐‹๐€๐˜๐„๐‘ ๐Ž๐… ๐“๐‡๐„ ๐Œ๐€๐“๐‚๐‡
31/05/2026

๐Ÿ…๐๐‹๐€๐˜๐„๐‘ ๐Ž๐… ๐“๐‡๐„ ๐Œ๐€๐“๐‚๐‡

๐Ÿ† MAJSI CUP 2026 โ€“ SEMI FINAL MATCH DAY ๐Ÿ†Kadib dib u dhacii shalay, maanta waxaa la ciyaari doonaa labada kulan ee Semi ...
31/05/2026

๐Ÿ† MAJSI CUP 2026 โ€“ SEMI FINAL MATCH DAY ๐Ÿ†

Kadib dib u dhacii shalay, maanta waxaa la ciyaari doonaa labada kulan ee Semi Final-ka MAJSI CUP 2026 ๐Ÿ”ฅโšฝ

โšฝ FHS ๐Ÿ†š FBE
๐Ÿ•’ 03:45 PM
๐Ÿ“ SIU Stadium

โšฝ FECT ๐Ÿ†š FASS
๐Ÿ•“ 04:45 PM
๐Ÿ“ SIU Stadium

Kooxaha ayaa u tartamaya sidii ay u gaari lahaayeen Final-ka MAJSI CUP 2026, waxaana la filayaa ciyaaro adag oo xamaasad leh. Waxaan dhammaan ardayda iyo taageerayaasha ku martiqaadeynaa inay garoonka soo xaadiraan si ay u dhiirrigeliyaan kooxahooda.

๐Ÿ”ฅ Hal talaabo ayaa u jirta Final-ka! Yaa u gudbi doona wareegga ugu dambeeya?

๐Ÿ†โšฝ๐Ÿ”ฅ

๐๐Ž๐’๐“๐๐Ž๐๐„๐ƒ ๐Ÿ“ข๐ŸŒง๏ธWaxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda iyo taageerayaasha tartanka kubbadda cagta Jaamacadda SIU in kulamad...
30/05/2026

๐๐Ž๐’๐“๐๐Ž๐๐„๐ƒ ๐Ÿ“ข๐ŸŒง๏ธ

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda iyo taageerayaasha tartanka kubbadda cagta Jaamacadda SIU in kulamadii ๐’๐ž๐ฆ๐ข-๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ๐ค๐š ay dib u baaqdeen sababo la xiriira xaaladaha cimilada iyo roobabka daโ€™aya. ๐ŸŒง๏ธโšฝ

Waqtiga cusub ee la ciyaari doono kulamada waxaa la soo gudbin doonaa Insha Allah.




#๐๐Ž๐’๐“๐๐Ž๐๐„๐ƒ

๐Œ๐š๐ญ๐œ๐ก ๐ŸKulanka Xiisaha Leh ee ๐’๐ž๐ฆ๐ข-๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ๐ค๐š! โšฝ๐Ÿ”ฅ๐…๐„๐‚๐“ ๐Ÿ†š ๐…๐€๐’๐’Galabta waxaa foodda is dari doona labada kulliyadood ee ๐…๐š๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ...
30/05/2026

๐Œ๐š๐ญ๐œ๐ก ๐Ÿ
Kulanka Xiisaha Leh ee ๐’๐ž๐ฆ๐ข-๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ๐ค๐š! โšฝ๐Ÿ”ฅ

๐…๐„๐‚๐“ ๐Ÿ†š ๐…๐€๐’๐’

Galabta waxaa foodda is dari doona labada kulliyadood ee ๐…๐š๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐  & ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐ž๐ซ ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ (๐…๐„๐‚๐“) iyo ๐…๐š๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐€๐ซ๐ญ๐ฌ & ๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐’๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž๐ฌ (๐…๐€๐’๐’) kulan adag oo ka tirsan wareegga ๐’๐ž๐ฆ๐ข-๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ๐ค๐š tartanka kubbadda cagta ardayda Jaamacadda SIU. ๐Ÿ†๐Ÿ”ฅ

Labada kooxood ayaa doonaya inay xaqiijiyaan booska Final-ka, iyadoo taageerayaashuna ay sugayaan kulan xiiso iyo xamaasad leh. โšฝ๐Ÿ”ฅ

Yaa gaari doona ๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ๐ค๐š? ๐Ÿ‘€






๐Œ๐š๐ญ๐œ๐ก ๐จ๐Ÿ ๐ญ๐ก๐ž ๐ƒ๐š๐ฒKulanka Xiisaha Leh ee ๐’๐ž๐ฆ๐ข-๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ๐ค๐š! โšฝ๐Ÿ”ฅ๐…๐‡๐’ ๐Ÿ†š ๐…๐๐„Galabta waxaa foodda is dari doona labada kulliyadood ee...
30/05/2026

๐Œ๐š๐ญ๐œ๐ก ๐จ๐Ÿ ๐ญ๐ก๐ž ๐ƒ๐š๐ฒ
Kulanka Xiisaha Leh ee ๐’๐ž๐ฆ๐ข-๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ๐ค๐š! โšฝ๐Ÿ”ฅ

๐…๐‡๐’ ๐Ÿ†š ๐…๐๐„

Galabta waxaa foodda is dari doona labada kulliyadood ee ๐…๐š๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐’๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž๐ฌ (๐…๐‡๐’) iyo ๐…๐š๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ & ๐„๐œ๐จ๐ง๐จ๐ฆ๐ข๐œ๐ฌ (๐…๐๐„) kulan adag oo ka tirsan wareegga ๐’๐ž๐ฆ๐ข-๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ๐ค๐š tartanka kubbadda cagta ardayda Jaamacadda SIU.






๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐๐๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐ซ๐š๐Ÿ๐จ.Bahweynta Jaamacadda SIU ayaa saaka si wadajir ah  ๐’๐š๐ฅ๐š๐š๐๐๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐๐š ugu oogay Xarunt...
27/05/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐๐๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐ซ๐š๐Ÿ๐จ.
Bahweynta Jaamacadda SIU ayaa saaka si wadajir ah ๐’๐š๐ฅ๐š๐š๐๐๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐๐š ugu oogay Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU.
Waxaa laysugu hambalyeeyay farxadda munaasabadda Ciidda Carrafo, waxaana si wadajir ah barxadda xarunta loogu tukaday Salaadda Ciidda.
Maalintan oo kale ayaa guud ahaan Muslimiinta uga dhigan maalin farxadeed maaddaama waajibaadkii Xajka ay guteen malaayiin Muslimiin ah oo isaga yimid daafaha caalamka.
Munaasabadda waxaa goobjoog ahaa maamul, macallimiin, hawlwadeenno, qalinjebiyayaal, waaliddiin, arday, deriska iyo saaxiibbada jaamacadda.
Munaasabaddan waxaa soo agaasimay Midowga Ardayda Jaamacadda SIU.
๐’๐š๐ฆ๐จ ๐ค๐ฎ ๐œ๐ข๐ข๐๐š.
CiidWanaagsan




๐ŸŒ™โœจ Ciid Wanaagsan Midowga Ardeyda Jaamacadda SIU waxa uu hambalyo diiran u dirayaa dhammaan ardayda, maamulka, macallimi...
26/05/2026

๐ŸŒ™โœจ Ciid Wanaagsan

Midowga Ardeyda Jaamacadda SIU waxa uu hambalyo diiran u dirayaa dhammaan ardayda, maamulka, macallimiinta iyo bulshada Soomaaliyeed guud ahaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa. ๐Ÿค

Waxaan idiin rajeynaynaa farxad, caafimaad iyo kheyr badan. Allah haka aqbalo acmaashii wanaagsanayd iyo soonkii maalinta Carafo. ๐Ÿคฒ

๐ŸŽ‰ Kaalay nagula ciid Campus-ka Cagaaaran ee Jaamacadda SIU.
ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ
Eid Mubaarak ๐ŸŒ™

๐Ÿ…๐๐‹๐€๐˜๐„๐‘ ๐Ž๐… ๐“๐‡๐„ ๐Œ๐€๐“๐‚๐‡Xiddigga kulanka waxaa loo doortay ๐™๐€๐Š๐€๐‘๐ˆ๐„ ๐‡๐ˆ๐‘๐’๐ˆ ๐Ž๐Œ๐€๐‘ kadib bandhig ciyaareed cajiib ah . โšฝ๐Ÿ”ฅ        ...
25/05/2026

๐Ÿ…๐๐‹๐€๐˜๐„๐‘ ๐Ž๐… ๐“๐‡๐„ ๐Œ๐€๐“๐‚๐‡

Xiddigga kulanka waxaa loo doortay ๐™๐€๐Š๐€๐‘๐ˆ๐„ ๐‡๐ˆ๐‘๐’๐ˆ ๐Ž๐Œ๐€๐‘ kadib bandhig ciyaareed cajiib ah . โšฝ๐Ÿ”ฅ

โšฝ

Address

Warshadaha Road
Muqdisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Ardayda Jaamacadda SIU posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Midowga Ardayda Jaamacadda SIU:

Share