Dugsiga Sare Muntada Qardho

Dugsiga Sare  Muntada Qardho يعد من أجود مراكز التعليم في ولاية بونتلاند الصومالية

JADWALKA IMTIXAANKA SHAHAADIGA SANAD DUGSIYEEDKA 2024/2025 EE DUGSIGA DHEXE IYO SARE HALKAAN KALA SOCODHAMAAN ARDAYDA WA...
06/05/2025

JADWALKA IMTIXAANKA SHAHAADIGA SANAD DUGSIYEEDKA 2024/2025 EE DUGSIGA DHEXE IYO SARE HALKAAN KALA SOCO
DHAMAAN ARDAYDA WAXAAN U RAJAYNAYAA GUUL IYO INAY GUDBAAN

  # Dhammaan Ardayda Fasalka F3 u Gudubtay, waxaa lagu wargelinaya in ay xarunta Dugsiga Yimadaan Berri  8:00 subaxnimo ...
31/07/2024

#

Dhammaan Ardayda Fasalka F3 u Gudubtay, waxaa lagu wargelinaya in ay xarunta Dugsiga Yimadaan Berri 8:00 subaxnimo insha Allah.
Si Ay u Kala Doortaan Science stream iyo Arts Stream midka ay ku Biirayaan.

Share

Ogaysiis
29/07/2024

Ogaysiis

ARDAYDA UGU SARAYSA IMTIXAANKII TEERAMKA 1AAD 2024 EE  Dugsiga dhexe Muntada IYO 10KA ARDAY EE UGU SAREEYE Dugsiga Dhexe...
25/02/2024

ARDAYDA UGU SARAYSA IMTIXAANKII TEERAMKA 1AAD 2024 EE Dugsiga dhexe Muntada
IYO 10KA ARDAY EE UGU SAREEYE Dugsiga Dhexe
ALAAH BARAKEEYO ARDAYDAAS IYO WAALIDIINTOOD IYO MACALIMIINTOODII.

ARDAYDA UGU SARAYSA IMTIXAANKII TEERAMKA 1AAD 2024 EE  Dugsiga Sare Muntada QardhoIYO 10KA ARDAY EE UGU SAREEYE Dugsiga ...
25/02/2024

ARDAYDA UGU SARAYSA IMTIXAANKII TEERAMKA 1AAD 2024 EE Dugsiga Sare Muntada Qardho
IYO 10KA ARDAY EE UGU SAREEYE Dugsiga Sare Muntada Qardho
ALAAH BARAKEEYO ARDAYDAAS IYO WAALIDIINTOOD IYO MACALIMIINTOODII.

Hoos Ka Daalaco, Jadwalka imtixaan Bilaha Dugsiga Sare/Dhexe Muntada Qardho
20/10/2023

Hoos Ka Daalaco, Jadwalka imtixaan Bilaha Dugsiga Sare/Dhexe Muntada Qardho

OGAYSIISDHAMAAN ARDAYDA DHAMAYSAY Dugsiga Sare  Muntada Qardho  EE AAN WALI ISKA DIIWAN GALIN JAAMACADAHAWAXAA ISKUULKU ...
04/10/2023

OGAYSIIS
DHAMAAN ARDAYDA DHAMAYSAY Dugsiga Sare Muntada Qardho EE AAN WALI ISKA DIIWAN GALIN JAAMACADAHA
WAXAA ISKUULKU U HAYAA DEEQO WAX BARASHO OO KALA DUWAN
FADALB BOOQO XARUNTA DUGSIGA AMA LA XIRIIR
WHATSAPP+252906536200
907737921
906536200
907736027

Waxaa Dugsiga sare/Dhexe Muntada Qardho ka qabsoontay Munaasabad lagu soo dhoweynayay Maamulaha Cusub Ee Dugsiga Ustaad ...
17/08/2023

Waxaa Dugsiga sare/Dhexe Muntada Qardho ka qabsoontay Munaasabad lagu soo dhoweynayay Maamulaha Cusub Ee Dugsiga Ustaad Maxamed Axmed Faarax.
Munaasabada waxa ka Qayb Galay Gudoonka waxbarashada Degmada , Gudiga walidiinta, Macalimiinta, Ardayda.

  # Share DhehMahadsanidiin
27/07/2023

#
Share Dheh
Mahadsanidiin

Xaflada Abaal Marinta Ardaydii Kaalmaha H**e Ka gashay Imtixaanka Kalka 1aad 2022/2023Hanbalyo dhamaantiin
06/03/2023

Xaflada Abaal Marinta Ardaydii Kaalmaha H**e Ka gashay Imtixaanka Kalka 1aad 2022/2023
Hanbalyo dhamaantiin

  #  Talaado 31/01/2023Natiijada Imtixaanka Teeramka 1aad Ee Dugsiga Sare Dhexe Muntada Qardho, Sanad Dugsiyeedka 2022/2...
30/01/2023

#
Talaado 31/01/2023

Natiijada Imtixaanka Teeramka 1aad Ee Dugsiga Sare Dhexe Muntada Qardho, Sanad Dugsiyeedka 2022/2023.
-----------------------------
Berri oo Talaado ah Waxaa Si Rasmi ah loo shaacin Doona Natiijada Imtixaanka Kalka H**e Sanad Dugsiyeedka 2022/2023, imtixaankan oo lasoo galay Mudadii u dhaxaysay 05/01/2023 – 15/01/2023, ayaa si toos ah loo shaacinaya Berri insha allah , kadib markii uu xafiiska imtixaanaadka dugsigu soo dhameeyey, sixida, hubinta iyo ku gurista Dhibcaha iyo Natiijada Imtixaanka.

Waxaan Ardayda iyo waliidiinta sharafta Badan ku war Gelinaynaa, in ay natiijada imtixaanka ku ogaan karaan laba hab oo kala ah.
1: GOLIS:
Ku Qor Meesha Maseejka Lagu Qoro MSQ0142, Kadibna Raaci Roll Numbarka Ardayga, intaas kadib U Dir lambarka 299, waxaa ku soo dhacaysa Natiijada Imtixaankaga.

Fiiro Gaar ah: Xarfaha waxad ka Dhigaysa Xarfo waa weyn MSQ.

2: Imow Xarunta Dugsiga waxaa lagu siin Doona waraaq lagugu Diyaariyay Natiijadada Imtixaanka .

Dhammaan Ardayda waxaan u rajeynaynaa Guul insha allah.

-------- Dhammaad --------

#

#

Address

Shinbiraale
Qardho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Sare Muntada Qardho posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Dugsiga Sare Muntada Qardho:

Share