13/07/2024
Boon College
Bishaaro Bishaaro Bishaaro
Machadka Boon College waxa uu ugu bishaaraynayaa bulshada ku dhaqan Boon iyo Nawaaxigeeda in machadku qaadanayo fasalo cusub kuwaas oo kala ah:
1. Qaybta Caafimaadka ( Health Science) oo kala ah:
• Diploma of Nursing
• Diploma of Laboratory
• Diploma of Pharmacy
• Diploma of Nutrition
2. Qaybta Diiniga.
3. Qaybta Waxbarashada Dadka Waaweyn ( Non-formal Education).
4. Qayta Luuqadaha.
• English and Arabic
5.Qaybta kaabista ardayda dugsiyada Hoose/Dhexe
6. Dhigista Maaddooyinka:
• Biology and Chemistry
Machadku waxa uu qaadanayaa fasalo cusub, tirada ardayda uu qaadanayo machadku way kooban tahay.
Haddaba si aanu kaaga buuxsamin horay u gaadh.
Wixii Faah-faahin ah kala Xidhiidh: 063-4525666/ 063-4575628/ 063-4514916.