Himilo Health Science College

Himilo Health Science College Mac-hadka barashada luuqadaha, xisaabta iyo caafimaadka

30/08/2026
πŸ“’ OGAYSIIS MUHIIM AHHimilo Health Science College – Sool Region waxay ogaysiinaysaa dhammaan ardayda iyo dhalinyarada do...
11/08/2026

πŸ“’ OGAYSIIS MUHIIM AH
Himilo Health Science College – Sool Region waxay ogaysiinaysaa dhammaan ardayda iyo dhalinyarada doonaysa inay bartaan culuumta caafimaadka in la bilaabay qaadashada arday cusub.
Waxaad heli kartaa fursad aad ku barato barnaamijyada:
🩺 Nursing
πŸ‘©β€πŸΌ Midwifery
πŸ’Š Pharmacy
πŸ”¬ Medical Laboratory
⏰ Shift Time: 4:00 PM – 7:30 PM
πŸ“ Location: Huteel Dhiif Dabadiisa
πŸ“ž Call Numbers:
0634904274
0634413589

Ogaysiis Muhiim ahWaxaan lagu wargelinayaa dhamaan bulshada reer Woqooyi Bari gaar ahaan reer Lascanod, in Himilo Adult ...
11/08/2026

Ogaysiis Muhiim ah

Waxaan lagu wargelinayaa dhamaan bulshada reer Woqooyi Bari gaar ahaan reer Lascanod, in Himilo Adult Education program bilaabi doono diwaan gelinta fasalada cusub ee Waxbarashada Dadka Waawayn (Adult Basic Education)

Hambalyo dhammaan shacab waynaha reer Woqooyi Bari Sannad guuro wacan
29/07/2026

Hambalyo dhammaan shacab waynaha reer Woqooyi Bari
Sannad guuro wacan

Ogaysiis muhim ahwaxaa loogu bushaaraynayaa Bulshada jecel waxbarashada in college ka Himilo qaybihiisa kala duwan uu qa...
30/03/2026

Ogaysiis muhim ah
waxaa loogu bushaaraynayaa Bulshada jecel waxbarashada in college ka Himilo qaybihiisa kala duwan uu qaadanayo arday cusub bishan
1. fasalada caafimaadka
2. English ka iyo xisaabta
3. qaybta school ka waxbarashada Degdega ee hoose dhexe ee galinka h**e
Haddaba ka faaidaysi wacan

Ha sugin berrito Ee  maanta bilow isbeddelka noloshaada!πŸ‘‰ Himilo Adult Educationwaxay kuu Furtay albaabka guusha πŸ’‘βœ… Waxb...
03/01/2026

Ha sugin berrito Ee maanta bilow isbeddelka noloshaada!

πŸ‘‰ Himilo Adult Education
waxay kuu Furtay albaabka guusha πŸ’‘

βœ… Waxbarasho Muddo Kooban ah
βœ… Loogu talagalay Dhalinyarada & Dadka Ka Daahay Waxbarashada
βœ… Nidaam Casri ah & Macallimiin Khibrad Sare Leh

βœ… Fursad dhab ah oo aad ku gaarto riyadaada

⏳ Ha sugin berrito β€” maanta bilow isbeddelka noloshaada!

πŸ“ Laascaanood – Hotel Dhiif, dhabarkiisa dambe
πŸ“ž 0634413589 | 0907398189

✨ Himilo Adult Education – Education is Hope ✨

02/01/2026

Himilo Health Science college

25/12/2025

MA KA MID NOQOTAY ARDAYDA KA AFLAXDAY HIMILO HEALTH SCIENCE COLLEGE?

Waxbarashadu Furaha u ah mustaqbalka, aqoontuna waa gacantaada lagu dhiso riyadaada Himilo Health Science College waxay ku siineysaa hoy waxbarasho oo tayo sare leh iyo faculty-yo khibrad iyo aqoon leh:

β€’ Waxbarashada Aasaasiga ah: Dhis xirfadaha aasaasiga ah ee nolosha iyo waxbarashada, si aad ugu talaabsato heerarka sare.
β€’ Fakulty-ga Caafimaadka: Baro culuumta caafimaadka, hel fursado shaqo iyo horumar, una diyaar garow xirfadaha mustaqbalka caafimaad.

✨ Fursadaha aan bixino waa kuwo qaali ah, oo noloshaada wax ka beddeli kara
✨ Macallimiin khibrad leh iyo deegaan waxbarasho oo casri ah
✨ Xarunta oo ku taal Laascaanood, gaar ahaan dhabarka dambe ee Hotel Dhiif

πŸ“Œ Himiladaada Caafimaad, Halkan Ayay Ka Bilaabataa!

Address

Sool

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Himilo Health Science College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share