08/09/2025
Jaamacadda Xudur waxay hambalyo iyo bogaadin diirran u diraysaa Dr. Axmed Ibraahim Nageeye, oo loo magacaabay Xoghayaha Guud ee Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka.
Waxaan Ilaahay ka rajaynaynaa inuu u fududeeyo xilka culus ee loo igmaday, kuna guuleeyo hawsha muhiimka ah ee hor taalla.