Baro Luuqada turkiga

Baro Luuqada turkiga Dhamaan bahada waxbarashada jecel waxan ugu bishaaraynana inan ufurnay page ay si free ah uga baran

23/04/2021

Cashar aad wax badan ka faidaysaan

Erayadan dhamaantood waa isku macno waxayna lamidyihiin aad usareeya ama aad ufiican
25/07/2020

Erayadan dhamaantood waa isku macno waxayna lamidyihiin aad usareeya ama aad ufiican

Fariin
28/06/2020

Fariin

19/05/2020
Madaxwayne ordoğan wuxuu soo saaray amar ah inan banaanka loso bixi karin 23 ilaa 26 bishan bulshada somaliyed ee kudhaq...
18/05/2020

Madaxwayne ordoğan wuxuu soo saaray amar ah inan banaanka loso bixi karin 23 ilaa 26 bishan bulshada somaliyed ee kudhaqan turkey waa inay lasocdaan goaankan

Siaad luuqada turkish ubarato marka h**e erayada waa ina iska dhistaa halkana waxan idinkuso gudbin Qaybaha jirka magacy...
15/05/2020

Siaad luuqada turkish ubarato marka h**e erayada waa ina iska dhistaa halkana waxan idinkuso gudbin Qaybaha jirka magacyadooda



W/q nuurkey

15/05/2020

Waxan samayn doona casharo badan oo videos ah balse waxan sugaynaa inta ay dadku kasoo badanayan fadlan sii share gareeya idinkuna

Waa dhamaan alifbeetada turkiga
14/05/2020

Waa dhamaan alifbeetada turkiga

14/05/2020

Soodhawaada asxaabta nagu cusub

Hoş geldiniz Yeni arkadaşlar

.

Beni yanliş anlama: aniga qalad ha iifahminBen.anigaYanliş.qaladAnlamak.fahmitaanİnsha alaah kelimaankan taxane ayay noo...
13/05/2020

Beni yanliş anlama: aniga qalad ha iifahmin

Ben.aniga
Yanliş.qalad
Anlamak.fahmitaan

İnsha alaah kelimaankan taxane ayay noo ahaan donan
Fadlan sii sharee si walalahaaga kale uga faaidaystaan

Yüzümü yıkıyorum: wajiga ayan dhaqanayaaYüz:wajiYikamak: dhaqitaan
13/05/2020

Yüzümü yıkıyorum: wajiga ayan dhaqanayaa

Yüz:waji
Yikamak: dhaqitaan

Okulu özledim = iskuulkii ayan uxiisayOkul=iskuulÖzlemek= uxiisitaan Kelimaadkan taxane ayan idinka dhigi doona kafaiday...
12/05/2020

Okulu özledim = iskuulkii ayan uxiisay

Okul=iskuul
Özlemek= uxiisitaan

Kelimaadkan taxane ayan idinka dhigi doona kafaidaysi wacan
asxaab badan ugaaro

Address

Ankara

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baro Luuqada turkiga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share