28/06/2024
๐๐๐๐ซ๐ข ๐ฑ๐๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง ๐๐๐๐๐ง
Waxaan tacsida iyo tiiraanyada la wadaagaynaa dhamaan ummadda soomaaliyeed gaar ahaan ehelada, qaraabada iyo qoyska uu ka geeriyooda ๐๐ซ๐จ๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐ก๐ข๐ข๐ค๐ก ๐๐ข๐ฌ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐๐ฐ๐๐๐ซ๐ข oo ahaa halyey dalka iyo dowladnimada soomaaliyeed usoo halgamay in ka badan 60 sano kana mid ahaa aqoonyahanada fara ku tiriska ee uu dalkeenu lahaaa.
Waxaan Alle uga baryaynaa in uu naxariistii janno ka waraabiyo, marti la jecelyahanna uu ka dhigo
Dhamaan ummada Soomaaliyeed iyo qaraabada uu ka baxayna samir iyo iimaan rabi haka siiyo
ุฅููููุง ููููููู ููุฅููููุข ุฅููููููู ุฑููฐุฌูุนูููู