Al furqaan

Al furqaan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al furqaan, College & University, istanbul, Cebeci.

"Ooga salaadda, bixiya sakada, oo rukuuca la sameeya kuwa rukuuca sameeya."
12/01/2025

"Ooga salaadda, bixiya sakada, oo rukuuca la sameeya kuwa rukuuca sameeya."

12/01/2025

Qur’aanka Waa Shifo:
Alle wuxuu yiri:
"Waxaan ka soo dajinay Qur’aan waa shifo iyo naxariis." (Suuradda Al-Israa: 82). Qur’aanku wuxuu daweeyaa qalbiyada, cudurrada ruuxiga ah, iyo kuwa jirka.

12/01/2025

Dadka Qur’aanka Barta Waa Kuwa Ugu Khayrka Badan
Nabi Maxamed ﷺ wuxuu yiri: "Qofka ugu khayrka badan waa kan Qur’aanka barta oo dadka bara." (Bukhaari).

 #الآيه[Aayadani waxay u amraysaa haweenka Nabi Maxamed (NNKH) inay xusuustaan aayadaha Qur’aanka iyo sunnada, isla mark...
06/01/2025

#الآيه
[Aayadani waxay u amraysaa haweenka Nabi Maxamed (NNKH) inay xusuustaan aayadaha Qur’aanka iyo sunnada, isla markaana ay u dhaqmaan. Ilaahna waa mid khabiir ah oo ka war haya dhammaan.]

Ku xirnow Alle oo mar kasta isku akhri Quraanka kariim ka ah Wll

18/01/2024

Ku biloow safarkaaga kitaabka Ilaahay oo aad u wanagsan akhrintiisa iyo fahamkiisa macnihiisa.
1. "Ku ogow quruxda iyo siraha Qur'aanka adigoo isticmaalaya koorsooyinkeena gaarka ah!"
3. Ku biloow safarkaaga kitaabka Alle oo joogtee akhrinta iyo fahamka macnihiisa.
bulshadeena cajiibka ah oo labillow safarka barashada Qur'aanka si fudud."
5. "Baadigoob manhajka Qur'aanka, qalbigaaga iyo maskaxdaadana ku nafaqee xikmad rabaani ah."

DADKA JECEL BARASHADA QURANKA  WAXAAN UHAYNAA CASHARO ONLINE AH تعلم القران الكريم وانت في بيتك عبر الانترنت مع مؤسسسه ا...
10/12/2023

DADKA JECEL BARASHADA QURANKA WAXAAN UHAYNAA CASHARO ONLINE AH
تعلم القران الكريم وانت في بيتك عبر الانترنت
مع مؤسسسه التعليمية FURQAAN

30/11/2023


Kusoo dhawoow markiska online oo kubaro quraanka hab online ah meelkasta iyo goor kasta kala xidhiidh whattsappka
+905013745056

Address

Istanbul
Cebeci
34015

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al furqaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share