25/07/2025
Hambalyo Hambalyo Hambalyo👏🎉🎊🎓.
Waxaan hambalyada iyo farxadda qalinjabinta la wadaagaynaa walaalkeen Axmed Saciid Maxamed oo soo af-meeray darajada heerka 1aad ee waxbarashada(Bachelor degree), kuliyada Petroleum Engineering ee jaamacadda İzmir Kâtip Çelebi Üniversitesi. Waxaan leenahay Eebbe ha kuugu anfaco aqoonta iyo cilmiga aad baratay. Sidoo kale waxaan kuu rajeyneynaa guulo badan iyo horumar waxbarasho oo intaas ka sii badan.
Ururka Ardayda Soomaaliyeed Ee Izmir(ISSA).