10/09/2026
👶 𝐌𝐚 𝐤𝐚 𝐝𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐚𝐫-𝐝𝐡𝐚𝐪𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐭𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐡 𝐦𝐚𝐫 𝐤𝐚𝐬𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐢𝐥𝐦𝐮𝐡𝐮 𝐜𝐮𝐧𝐭𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐮𝐧𝐚𝐲𝐨?
Macaamiil waxaa kuu keeney (Silicone Baby Bibs) oo loogu talagalay inuu ka ilaaliyo dharka ilmahaaga wixii wasakh iyo dareere ah.
✨ 𝗠𝗮𝘅𝗮𝘆 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝘀𝗮𝗯𝗮𝗯𝘁𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝘂 𝗱𝗼𝗼𝗿𝗮𝗻𝗮𝘆𝘀𝗮𝗮 𝗦𝗶𝗹𝗶𝗰𝗼𝗻𝗲 𝗕𝗮𝗯𝘆 𝗕𝗶𝗯𝘀?
1. Biyo-diid (100% Waterproof): Cunto iyo cabbitaan midna uma gudbi karaan dharka ilmahaaga.
2. Nadiifis Fudud: Uma baahna mashiinka dharka! Kaliya ku luqluq biyo tuubada hoosteeda, dhowr ilbiriqsina wuu ku engegayaa.
3. Jeeb weyn oo Cuntada Qabta: Waxay leedahay jeeb hoose oo si awood leh u qabata wixii cunto ama cabbitaan ah oo ka soo daata afka ilmaha, si ay sagxada iyo dharkuba u ahaadaan kuwo nadiif ah.
4. Aan dhibayn Ilmaha: Waxaa laga sameeyay silikoon aad u jilicsan oo aan dhibayn maqaarka ilmaha, waxaana loo habayn karaa cabbir kasta iyadoo la isticmaalayo badhamada dhabarka ka xirma.
𝙉𝙤𝙡𝙤𝙨𝙝𝙖𝙖𝙙𝙖 𝙝𝙤𝙤𝙮𝙤𝙣𝙞𝙢𝙤 𝙠𝙖 𝙙𝙝𝙞𝙜 𝙢𝙞𝙙 𝙛𝙪𝙙𝙪𝙙, 𝙞𝙡𝙢𝙖𝙝𝙖𝙖𝙜𝙖𝙣𝙖 𝙠𝙖 𝙙𝙝𝙞𝙜 𝙢𝙞𝙙 𝙝𝙖𝙙 𝙞𝙮𝙤 𝙟𝙚𝙚𝙧 𝙣𝙖𝙙𝙞𝙞𝙛 𝙖𝙝!
🛒 𝗛𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗗𝗮𝗹𝗯𝗼!
𝙒𝙞𝙭𝙞𝙞 𝙛𝙖𝙖𝙝𝙛𝙖𝙖𝙝𝙞𝙣 𝙖𝙝 𝙖𝙢𝙖 𝙨𝙞 𝙖𝙖𝙙 𝙪 𝙝𝙚𝙨𝙝𝙤 𝙙𝙖𝙡𝙖𝙗𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖, 𝙣𝙖𝙜𝙖𝙡𝙖 𝙨𝙤𝙤 𝙭𝙞𝙧𝙞𝙞𝙧:
📞 𝙏𝙚𝙡𝙚𝙛𝙤𝙤𝙣𝙠𝙖: 𝟲𝟭𝟱𝟵𝟲𝟱𝟭𝟰𝟯