MASET

MASET Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from MASET, College & University, Tekirdag.

10/02/2023

6 February 2023 magaalada kahramanmaraş ee konfurta Turkey oo uu kasoo bilowday dhulgariir ugu xumaa abid, ayaa saameyn lexaad leh ku yeeshay nolosha dadbadan oo isugu jira Turkey 🇹🇷 iyo Syriaan🇸🇾 , sidokale dhulgariirkaas waxa uu sababay burburka kumanaan dhismo oo 2da wadan ah....
Waxaan halkaan xanuunka kula qetbsaneynaa walaalaheena halkaa ku dhibaatoobay uguna diraynaa tacsi waxaan leenahay inta ku dhimatay Allah u naxriisto inta dhawaaca ahna allah u booga-dhayo inta ku jirta dhisamayaasha hoostoodana allah soo badbaadiyo...
Dadkaas dhibaateysan waxay u baahanyihiin garab-istaag dhan waliba ah, waxaa waajib nagu ah inaan qeyb ka noqono dadaalada iyo taakuleynta dadkaa walaalaheena dhibaateysan.
Dhamaad......
Geçmiş olsun Türkiye ve suriye

Waxan bulshada  soomaaliyeed ugu hambalyeyneynaa  gaar ahaan bulshada ku nool Tekirdağ  munaasabadda 26 june ee  xornima...
25/06/2022

Waxan bulshada soomaaliyeed ugu hambalyeyneynaa gaar ahaan bulshada ku nool Tekirdağ munaasabadda 26 june ee xornimada gobalada waqooyi ee somaliya .
Hambalyo hamblayo....🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

Maalinta cuntada iyo hidaha-dhaqanka soomaliyeed (Somali  ülke tanıtım ve yemek günü)...🇸🇴🇹🇷
07/06/2022

Maalinta cuntada iyo hidaha-dhaqanka soomaliyeed
(Somali ülke tanıtım ve yemek günü)...🇸🇴🇹🇷

Habeen wanaagsan asxaabta.Maalinta birito waxaan leenahay barnaamij ku saabsan(maalinta cuntada iyo hidaha-dhaqanka soom...
04/06/2022

Habeen wanaagsan asxaabta.
Maalinta birito waxaan leenahay barnaamij ku saabsan(maalinta cuntada iyo hidaha-dhaqanka soomaliyeed) oo aan kusoo bandhigi doono xarunta TUDER ...

25/05/2022
Sida aan wada ognahay bulsho waliba waxay leedahay dhaqan u  gaar ah ,dhaqankaas oo u noqonaya wax bulshooyinka kale ay ...
25/05/2022

Sida aan wada ognahay bulsho waliba waxay leedahay dhaqan u gaar ah ,dhaqankaas oo u noqonaya wax bulshooyinka kale ay kaga duwan yihiin, sidaas darteed maanta waxa aan soo bandhignay dadka kale waxa aan kaga duwannahay oo aan dhaqan ahaan u,leenahay.
Taas oo aan ku soo bandhignay jaamacda (namik kemal university - Turkey) waxay inoo ahayd maalin aad u weyn oo aan ku barynay bulshooyinka kale dhaqankeeni iyo suugaanteeni taas oo u horseeday in wadankeena waxbadan laga barto.
Waxaan halkaan uga mahadcelinaynaa anagoo ah midowga Ardayda soomaliyeed ee Tekirdag asxaabtii ka qeybqaadatay barnaamijkaas oo anga na matalayay ...🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

Address

Tekirdag
59100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MASET posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share