08/30/2024
Goobaha sida wayn looga dareemayo isbadal dhanka bilicda ah kadib barnaamijka dhireeynta ee Dhaxal-reebka Cagaaran waxaa ka mid ah Jaamcadaha, Macโhadyadda iyo Magaalooyinka waawayn ee Deegaanka. Goobahan hadda wada dhirta ah wakhti aan fogeeyn waxay ahaayeen dhul xaaluf ah. Si barnaamijka dhireeynta oo faaiidooyin dhaafsiisan bilicda u leh dadkeena uu u guuleeysto waxaan shacabka ka codsanaynaa in dhaqan laga dhigto dhir-beerista, lana ilaaliyo ta beeranโฆโฆ